Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

480-Xubnood oo Faroole xulay Baa Dastuurka Afti u Qaadaya!!!

Magacawga guddiga doorashu wuxuu ku soo beegmay wakhti xaaladda Puntland aad u xuntahay  guud ahaan gaar ahaan arimaha nabad gelyada, waxaana la filayay in guddigu ka madax banaanaan doono madaxwaynaha iyo xukuumadiisa waxaana soo ifbaxaysa inaysan jirin wixii la filayay.

Si kastaba ha ahaatee guddigu wuxuu u xilsaaranyahay: ansixinta Dastuurka, ansixinta axsaabta  siyaasadda iyo Diyaarinta nidaamka doorashooyinka gobolada iyo degmooyinka .

Iyadoo horaba dadku shaki wayn ka qabay Qodobka 141 aad ee dastuurka   farqadiisa 1aad ayaa si,aan la filayn guddigu u soo saaray tiro aad u yar (480 xubnood ) oo la rabo oo la rabo in lagu ansaxsado dastuurka kooxdaan.

Su,aashu waxay tahay Yay wakiil ka yihiin?,ansax ma noqonayaa dastuur ay ansixiyeen dad noocaana oo aan wadan codka dadwaynaha?,

Jawaabtu waa Maya.

Hadaba waxaa cod xambaarayaal noqon kara oo kaliya Issimada,Nabadoonada,Cuqaasha iyo cid ay iyagu ay soo ansixiyeen, waxaase la yaab noqotay markii guddiga doorashadu soo saaray xeerka aftida dastuurka Dowladda Puntland  kuna taariikhaysan October,31,2011, waxaase ka sii daran oo aan sina loo aqbali Karin in 480-ka  xubnood  ee la rabo in lagu ansaxsado dastuurka ay soo xulayaan Guddiga doorashada iyo Dowladdu.

Hadaba taasi Waa xaaraan.

Dowladda iyo Guddigu sow ma aha cidda arintaan wadata oo danaha ka leh (Conflict of Interest) , waxaa ka sii daran in xukuumadduna ergada ka mid noqonayso .

Hadaba yaa loo sheegayaa oo aqbali kara arimahaasi oo dhan?, war dadku ma caqli la,a ee waa fahmayaa khiyaanada meesha ku jirta oo ah in wakhtiga xilka lagu dheeraysto

 

Wasaarada La Magcaabay.

Madaxwaynaha PL ayaa Magcaabay Si Hoose  Dhowr Wasaaradood oo Gudiga Doorashada kala shaqyandoona Soo xulida Ergooyinka Aftida u qaadaya Dastuurka waxaa Wasaaradahaasi ka Mid ah.

1- Wasaarada Arrimaha Gudaha W/Xigeenka W.Cali Yuusuf Xoosh- Majeerteen Maxamuud Saleebaan

2-Wasaarada Haweenka Arrimaha Qoyska Caasha Geelle Diriye Majeerteen Maxamuud Saleebaan

3-Wasaarada Amniga Coll Khaliif Ciise Mudan                                 Majeerteen Maxamuud Saleebaan

 

Waxa wax aad loola Yaabo ah in Dastuurka dhan ee Shacabka Puntland lagu dhaqayo ay Aftida u qaadayaan Xubno Gaar ah oo Dowlada Pl iyo Gudiga Doorashada Puntland ay soo Xuleen Soo Ma Haboona in  DADKU WAXAY DONAYAAN IN LAGU DHAQO DASTUUR AY  IYAGU ANSAXSADEEN.

 

Xoga Dheeraad ah hadii aad Hayno Nala soo xidhiidh

GalGalanews@Gmail.com

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

community_leaders_and_ministry_of_water_at_the_SDF_project_launch_in_Hadaftimo_sanaag_region_of_Somaliland Somaliland:SDF-Funded Water Supply Development Project Launched in Hadaftimo District
- May 28, 2015
(Hadaaftimo-Sanaag)-Somaliland's Ministry of Water Resources has launched a new water supply project in Hadaftimo ...
Hoolka Baarlamaanka Somaliland Guurtida Somaliland oo Go’aan Diiday
- May 28, 2015
(Hargaysa Somaliland) Golaha Guurtida Somaliland ayaa kasoo horjeestey heshiis ay xalay magaalada Hargeysa ku ...
medium_cJ4rICWK Somalia: Al Shabaab’s al-Turki passes away at 73
- May 28, 2015
(Somalia-Galgalanews) Senior Al Shabaab official with USD 3 M bounty on his head Sheikh ...
qoorsheel Qoorsheel oo Dubai Gaadhay
- May 28, 2015
(Dubai-Galgalanews) Siyaasiga Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa gaadhay Dubai waxana uu Arkayaa Jaaliyadaha Somaliyeed Gaar ...
faro Maqaskii Dr Faroole oo Weli Nool!!
- May 28, 2015
(Bosaso-Galgalanews) Tan & Markii ay Xukuumadu Dr Gaas xilka la wareegtay waxay Horu u ...
Somaliland celebrates 20 years of independence and calls fo recognition from UK SOMALILAND-nimadu Ma In Naxariista Laga Tagaa ? – W/Q: A.A. Carab
- May 28, 2015
Wax ii geeyay Mooyi, ee waxaan ka war helay uun aniga oo ku dheygagsan ...