Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maakhir State oo Dib Boodhka Looga Jafayo iyo Baaq Loo Jeediyay Isimada Warsangali Sawiro +DHEGAYSI

Nairobi:-Xafladaani oo aheyd mid si hersare loo soo Agaasimay isla markaana lagu weyneenyay Maamulka Maakhir atate ayaa maanta galinkii danbe ka dhacday xarunta madiina mool ee bartamha Niarobi kaasoo ay ka so qeyb galeen xilibano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya sida Xilibaanad Caasha Axmed Abdalla,Cuqaal W/Garad Siyaasiyiin  Ururada Haweenka Saxafiyiin kala matalyay laamaha kala duwan ee warfidiyeenada

Furitaankii Munaasibadaasi waxa hadal ka soo Jeediyya C/Nuur Sharmaake Maxamed Xaaji oo sheegay in Ujeedka Shirka loo qabtay ay tahay mid salka ku haysa sidii Jaaliayda Kenya loogu Sheegi lahaa in Isbedel baahsan lagu Sameeyay Xubnaha golaha iyo Baaq loo Jeedinayo Cuqaasha Deegaanka Sanaag Hayland Bari kuwaasi oo loogu Baaqayo inay Qaban Qaabiyaan oo Iclaamiyaan Shiwayne Balaadhan oo Aaya Ka Talin ah.

Caaqil Cabdi Nuur ayaa sheegay in 7-Xubnood la Magcaabay oo la Shaqaynaya Hogaanka Jaaliyada kuwaasi oo uu Xusay inay ka mid yihiin Haweenka qaar oo dadaal dheeraad ah Muujiyay.

Dadkii Hadlay Waxa ka mid ahaa:-

1-Ugaaska Daarood Ugaas Xasan Hilaali

2-Xubin Jaaliyada Yurub Dr Maxamuud Qaalib Siciid.

3- Gudoomiye Xigeen Maxamed Siciid Kurre

4- Nabadoon Qoobay oo Baaqii Isimada Akhriyay.

5-C/qaadir Khaliif Abdi-Nuur 7-Tuulo

6-Maryan Abdiwaxaadi oo  Buraanbur Maakhir ah Jeedisay.

7- Jaamac Feyte oo Halday isna

Caasha Axmed Cabdala oo ku dheeraatay Hadalka ayaa u mahadcelisay sida wanaagsan ee loo soo qabanqaabiyay kulanka iyadoona shirka Engiriisku ku marti galinayo somalida ay ku tilmaamtay mid lagu mijaxaabinayo jiritaanka umada soomaaliyeed waxaana ay u jeedisay dhamaan xubnaha ugu sareeya maamulka Maakhir State in ay Dhiiri Galiyaan horumarka Maamulka kana taliyaan dib u dhiska Soomaaliya

Hadalkii Xildhibaanad Caasho Abdalla

Asha Abdalla

Hoos ka dhageeyso Garaad jaamac Fayte

J Fayte

Hoos ka dhageeyso Buraanburka Maakhir State

Buraanbur

Hoos ka dhageeyso  Ugaas Hiilaali 

Hiilaali

Hoos ka dhageeyso  Xubin Qurba joogta DR: Qaalib

Qaalib

Hoos ka dhageeyso codkii  Seven tuulo

Cabdiqaadir

Hoos ka dhageeyso codkii Nimco 

Nimco

Hoos ka dhageeyso Baaqii Shirka Maakhir State

Nabadoon Qoobeey

W/Q: Jaamac C/laahi C/nuur

 

                     Sawiro Dheeraad ah Hoose ka Daawo 

 

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 



<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. First time visit here and have your terrific report. May We have a copy of the write-up?


Comments are closed.

buuRMADOW Daawo: Boqor Buur-madoow “Suldaan Wabar Waala xidhi, Aniga Dahir Riyaale Wuu I Xidhay
- Dec 17, 2014
Maamulka Siilaanyo ayaa wuxuu la Ciir ciirayaa Xiisadaha ka taagan Gobolka Awdal iyo Sidoo ...
download (5) MAAMULKA SOMALILAND SIDUU U WAJAHAY SULDAANKA SHACABKA GALBEED
- Dec 17, 2014
Todabaad ka hor sidaan ka warqabo waxaa si cad uga soo horjeestay maamulka Somaliland ...
cusub War Deg Deg Ah Ra’izul Wasaaraha oo Goordhaw lagu dhawaaqayo iyo Wariyaasha oo looga yeeray Villa Somalia
- Dec 17, 2014
  Warar goordhaw kusoo dhacay Shabakada Galgalanews.com ayaa sheegaya in Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya looga yeeray ...
Cumar_Cabdirashiid_jpg1 War deg deg ah oo hadda ina soo gaaray ayaa sheegaya in saaka Cumar C/rashiid Cali Sharmaake uu kasoo degay Garoonka muqdisho
- Dec 16, 2014
Xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay Cumar C/rashiid, waxaana ...
no-justic1-640x434 Sad-bursi: awood qaybsiga Puntland ma xaqbaa
- Dec 16, 2014
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa sida  Awood  Qaysiga Puntland suaashu waxaay tahay in puntland ...
tuug Puntland oo Xabsiga ka sii daysay Al-Shabaab ( Warbixin)
- Dec 15, 2014
(Garoowe Galgalanews) Sida aan daabacnay Shalay Waxan sheegnay in Dowlada Ethiopia ay Kulan dheer ...