Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Saamaynta Shirkii Reer Maakhir State ee Dalka Kenya Warbixin

Dubai:- Baaqyo Taageero ah baa soo Gaadhay Jaaliyada Maakhir ee dalka Kenya Kuwaasi oo Muujiyay Dheerinimo Dheeraad ah ka dib marii ay Shir balaadhan ku qabteen Magaalada Nairobi oo Siyaasiyiinta Deegaanka TFG ugu Jirta lagu Casumay iyo Guurtida.

Jaaliyada UK ee Reer Sanaag Hayland iyo Bari ayaa dhanbaal Hambalyo iyo Dheeri galin ah soo Gaadhsiiyay Jaaliyada dalka Kenya ee Reer Sanaag.

Sidoo kale Jaaliyada Canada, USA iyo Austrelia  ayaa iyana Taageeray Horusocdka Ay Muujiyeen Jaaliyada Reer Maakhir ee dalka Kenya Kuwaasi oo Isimada Deegaanka ugu baaqay inay Shir deg deg ah oo Gudaha Cilaamiyaan.

Dhanka Muqdisho waxa Jaaliyada la soo xidhiidhay Gudoomiyihii Baarlamaanka Maakhir State Prof Axmed Guurre Aadan isaga oo xusay inay Muujiyeen Fir Fircooni looga Fadhiyay inay ku dhawaaqaan Jaaliyadaha dibada qaarkood.

Shirkii Jaaliyada Maakhir oo Gil Gilay Maamulada Hareeraha Sida Somaliland iyo Puntland wuxuu ahaa mid Saamayn wayn leh Siyaasiyiin badan oo Maamulada Hareeraha Qoobka Kula Jira ayaa Xidhiidh la soo sameeyay Hogaanka Jaaliyada.

Sidoo kale Beelaha Qaarkood degan Gobolada Sanaag,Hayland iyo Gobolka ayaa soo Saaray Baaqo Jawaab ah oo ah kaasi oo lagu Taageerayo Horumarka deegaanka. Halkan ka Daawo Baaqii Beesha Aadan Siciiid Warsangali

Halkan ka Daawo Shirkaasi 

 

GalGalanews@gmail.com

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

garaad jama sawir Warqad Furan Oo Ku Socota Garaad Jaamac Garaad Cali
- Jul 27, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh   Garaad Jaamacoow waxaad tahay ...
89 Somalia:- Adeso Donates Kits to Badhan General Prison
- Jul 27, 2014
Badhan, Sanaag (Puntlandsun):- The African Development Solutions (Adeso) formerly knows as Horn Relief donated ...
daad Garo Ama Ha Garan
- Jul 27, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh     Fool wada Qayaxan iyo ...
garaad jama sawir Khaatumo:- “Garaad Jaamac tegida Garaad Saleebaan ee Garoowe Nama Khusayso”DHEGAYSO
- Jul 26, 2014
Saax-Dheer:- Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Duubka kaliya ee ku hadhay Khaatumo ayaa ...
aas Puntland:- DHEGAYSO Khudbadii Madaxda ee Safarkii Garaad Saleebaan
- Jul 26, 2014
Madaxweynaha PL iyo ku Xigeenkiisa ayaa hadal ka jeediyay Madaxtooyada markii lagu soo dhaweeyay ...
7 Badhan:- Hay’adda Adeso oo Maxaabiis ku Wareejisay Gogol +Sawiro
- Jul 26, 2014
Puntlandsun.com Hay’ada Adeso ayaa  Gogol Gudoonsiiyay Maxaabiista ku jirta Saldhiga Dhexe ee degmada Badhan, Agabkaasi ...