Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Isimo Taageeray Maakhir State In dib loo Habeeyo Kana halday Shirkii Kenya DHEGAYSO

Nairobi:- Garaad  Maxamed Muuse Cabdi oo ka mid ah Isimada Gobolada Sanaag Hayland iyo bari oo dalka Maraykanka ku Sugan ayaa La soo xidhiidhay Bogga GalGalanews waxana uu ka hadlay Arrimaha ku aadan Dhismaha Maamulka Maakhir State iyo Shirki Jaaliyada Maakhir ee dalka Kenya

Garaadka ayaa xusay inuu Taageerayo Shir Balaadhan Gudaha Lagu qabto sidoo kale waxa uu dhaliilay Ismada Ku sugan Magaalooyinka Hargaysa iyo Garoowe isaga oo Masiir xumo ku Tilmaamay.

Garaadka ayaa dhanka kale ka hadlay Dagaalka Gobolka Sool waxana uu Duray Maamulka Somaliland oo uu sheegay inuu Afar Sano Xoog ku Haystay Gobolka Sool

Waraysiga oo Xiisa badan Waxa Qaaday Jaamac C/laahi Hoose ka Dhegayso

Waraysi


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. amed yare says:

    A/c
    waad salaamantihiin dhamaan akhyaarta sharfta leh

    waxaan aad ula yaabaaaaaaa hirta maakhir xagee ka jirtaa warsangeli ma aha dada siyaad ku jirijiray ama wxa kayqaana nidamka dawladnimadda ilaa lixdankii ilaa burkii nin uun baa dhex roorijiray tankalle meeye dadakoodii aqoonyahanka haa haday jiraan ma sidaadas dhul bahantaha bay garanwaayeen majerten iyo isaaq ba waxba idiima hayaan ee tashad anigu waan layaabn ahay bal reer nin keliya siyaasad ugu jiro ookuleh ilka jiir maxaa diin diiday in aad yeelataan boqolaal siyaasi maxaa idin diiday in aad tashataan lkn yaan wax iska dhaadhicin wrasangeli waa hurdaaaaaaaaa hadba deked khayaaliyaa baa durbaan loogu qaraacaa car tshadda oo wax noqddo dal iyo dadba waa leedihiine pl maxay tiri sl maxay tiri waa laydiin dhamaaa maaaayaa yaannan sii xanqqaqine warsangeli waa maxaanu cunaaaaaaaaaaaaaaaa

  2. cimraan says:

    waar dulbahantee muxxu ka helay dagaal aan dhib, barakac iyo haruumar la’aan mooyaane. warsangeli waa degan yahay dulkiisa si nabad ah. Cidina kuma haysato DHULBAHANTEE MOOYE. Ninkaagan yar ee Mareekan mushaaxaaya ee piisaha hadba meel u fadhiisanaya dadka Coolaado aan loobahnayn ha u soo jiidin


Comments are closed.

deked Bosaso Puntland:- Gunmen kill a well-known elder in bari region
- May 31, 2015
(Galgalanews- Somalia- May-30-2105) Witness said in Saturday night a well-known elder was killed in ...
galgala660-640x345 Af-Urur oo Dad lagu Dilay
- May 31, 2015
(Af-Urur-Galgalanews) Kooxda Al-Shabaab ayaa  Degmada Af-Urur ee ka tirsan Gobolka Bari ku dishay Maxamed ...
??????????????????????????????? Todobaadka Dhaqanka Puntland (Sawiro)
- May 30, 2015
(Bosaso Galgalanews) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdullahi Cumar Camey ayaa galabta ...
410877-westgate-mall-nairobi Kenya Marti Galisnaysa Shir La Dagaalanka Argagixisada
- May 29, 2015
(Nairobi Galgalanews) Dowlada Kenya ayaa shaacisay inay qabanayso Shir-weyni balaadhan oo Gobolka oo dhan ...
somali kenyan Kenya to host regional conference on extremism
- May 29, 2015
NAIROBI  -- Kenya will host a regional conference on countering violent extremism in June, ...
_83294354_afpbuhari_ Buhaari oo la dhaariyay
- May 29, 2015
Madaxweyne Muhammadu Buhari ayaa loo dhaariyay madaxweynaha cusub ee dalka Nigeria, xaflad ceelama saar ...