Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Odayaashii Warsangali oo Iska Fogeeyay Al-Shabaabka GalGala DHEGAYSO.

Bosaaso:- Odayaasha Deegaanka Gobolada Sanaag Hayland iyo Bari ayaa iska Fogeeyay oo wax laga Xumaado ku Tilmaamay Warkii ka soo Yeedhay Kooxda GalGala Taariikhdu markii ay ahayd,23-Bishii aan soo Dhaafnay.

Maxamuud Qaalib Siciid oo ka mid ah Odayaasha Qurba Joogta ah ee Deegaanka ayaa sheegay in Kooxdaasi Buuraha GalGala ka hadashay aanay Metelin Gobolada isla markaana ay Yihiin Dhalinyaro Yar oo la Marin Habaabiyay.

Maxamuud Qaalib ayaa xusay in Odayaasha Deegaanku ay dhawaan Baaq Midaysan ka soo saarayaan Arrintaasi isla markaana ay Aduunka u sheegaan inaanay Taageersanayn Waxa ay Meesha ka sheegteen ee ah inay Al-Shabaab Yihiin.

Dadka deegaanka ayuu ku Baaqay inay la Dagaalamaan oo ay iska Difaacaan kooxdaasi waa sida uu hadlka u dhigay, isaga oo Geesta kale Maamulada Puntlland iyo Somaliland ugu baaqay inay ka Fiirsadaan inay ku soo deg degaan Arrinkaasi isla markaana ay Shacabka Dhibaateeyaan iyaga oo Soo Maraya Wado ay kula Dagaalamaan Kooxdaasi Xagjirka ah.

Hadalkan Odayaasha ayaa ku soo Beegmay xili Kooxda Xagjirka ah ee Buuraha GalGala ay Warbaahinta Afkooda ku Hadasha Al-Shabaab ka sheegeen inay Toos ugu Biireen Kooxda kale ee Koonfurta Somaliya ka Dagaalanta.

 

Waraysiga Hoose ka Dhegayso.

Wareeysi

GalGalanews

 



<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

guleed 6 Sanaag:- Shirweynihii Guuleed oo Maalintii labaad Madaxa-La Galay
- Aug 30, 2014
Shir weynihii dhaqan ee Guuleed ayaa Maalintii labaad Galay'Saaka oo Sabtid ah ayaa loo ...
gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...