Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhalinyaro Soomaaliyed Oo ku dhibaateesan Xabsi ku yaala Xerada Ifo Ee waqooyi Bari Kenya

   In ka badan 14 dhalinyaro somaliyeed oo isugu jira wiilal Iyo gabdho ayaa habeenkii sadexaad ku xiran xabsi ku yaala xerada Ifo ee waqooyi bari dalkani kenya Kuwaaso  sida ay Miltrigu sheegeen ay ku haystaan Sharci daro isla markaana ku xiranyihiin gudaha xabsiga

 

Qaar ka mid ah Dhalinyarada oo aan ku wareestay  gudaha xabsiga xili Aan La xirnaa ayaa ii xaqiijiyay in ay daruufo ba,ani ku haysataan xabsiga gudihiisa  walow ay jiraan dhalinyaro xirnaa  3 bilood hadana waxaa ay ka codsanyaan hay,adaha gargaarka in ay  u soo gurmadaan dhalinta ku dhibaateesan gudaha xabsiga Ifo

 

C/lahi waxaa uu ka mid yahay dadka sharciga lahaa isla markaana la dhigay xabsiga sida uu yiri” waxaan  sharci baan wataa mana    aqaani waxa la iigu soo xiray illaa haatan” ayuu yiri ninkaan ku gaabiyay magaciisa C/laahi

 

Ugu danbeena waxaa ay dhalintu codsanayaan in sida ugu dhaqsiyaha badani loogu soo gurmado si ay ooga baxaan xabsiga mudada dheer ay ku jireen waxaana ku wehiliya xeeyn dumar ah oo iyaguna aanu noo suura galin in aan ka soo qaadno sawiro

 

Jaamac C/laahi c/nuur { Ukun}

Ukun2011@gmail.com

Ukun2010@hotmail.com

 

 

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...