Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Ciidamada Atam Ee QAlalaasaha Kawada Buuraha Golis

Kairn;. Maleeshiyaadka Ka amar qaata Atam oo Dhawaan Sheegaty Inay kamid yihiin Alshabaab Ayaa Beryahanba Waday Dagaalo gaadma Ah oo Ay kawadeen Buuralayda Golis Dagaalkaas oo ah nooca looyaqaan kudhofoo kadhaqaaq,

Kaas oo ula jeedadoodu tahy inay amaanka ku khalkhal galiyaan ayaa waxaa weerar gaad ma ah ka geysteen buuraha loo   yaqaan meer meerka kaas oo kuyaala laamida gasha magaalada boosaso iyaga oo habeen hore xili danbe soogalay magaalada Karin  isla markaan dadkii magaalada joogay ugeystay hanjabaad iyo caga juglayn majirto wax dagaala oo ka dhacay,

Balse markay ogadeen in ciidamada dawlada buntland aykawar heleen ayay ka bexeen weerarka ayaa ah weerarada looga bartay alshabaab kaas oo ay dadka ku baqdin galiyaan ma aha markii ugu horaysay oo ay sooqaadaan gaadmo noocan ookale ah majirto wax Waroo kusaabsan arintaa oo kasoo baxay maamulka buntland balse wixii waroo kusaabsan arinkaa kala soco mareegata galgalanews.com

 

 

 

 

Galgalanews.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

community_leaders_and_ministry_of_water_at_the_SDF_project_launch_in_Hadaftimo_sanaag_region_of_Somaliland Somaliland:SDF-Funded Water Supply Development Project Launched in Hadaftimo District
- May 28, 2015
(Hadaaftimo-Sanaag)-Somaliland's Ministry of Water Resources has launched a new water supply project in Hadaftimo ...
Hoolka Baarlamaanka Somaliland Guurtida Somaliland oo Go’aan Diiday
- May 28, 2015
(Hargaysa Somaliland) Golaha Guurtida Somaliland ayaa kasoo horjeestey heshiis ay xalay magaalada Hargeysa ku ...
medium_cJ4rICWK Somalia: Al Shabaab’s al-Turki passes away at 73
- May 28, 2015
(Somalia-Galgalanews) Senior Al Shabaab official with USD 3 M bounty on his head Sheikh ...
qoorsheel Qoorsheel oo Dubai Gaadhay
- May 28, 2015
(Dubai-Galgalanews) Siyaasiga Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa gaadhay Dubai waxana uu Arkayaa Jaaliyadaha Somaliyeed Gaar ...
faro Maqaskii Dr Faroole oo Weli Nool!!
- May 28, 2015
(Bosaso-Galgalanews) Tan & Markii ay Xukuumadu Dr Gaas xilka la wareegtay waxay Horu u ...
Somaliland celebrates 20 years of independence and calls fo recognition from UK SOMALILAND-nimadu Ma In Naxariista Laga Tagaa ? – W/Q: A.A. Carab
- May 28, 2015
Wax ii geeyay Mooyi, ee waxaan ka war helay uun aniga oo ku dheygagsan ...