Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Puntland oo ka Fiirsanaysa Dastuurka Qaybyo Qoraalka ah ee Somaliya

Garoowe:(GalGalanews) War-Murtiyeed loo dhan yahay oo Laga soo Saaray Madaxtooyada Puntland waxa lagu Qeexay in aanay Puntland Ka sii Mid Noqonayn Ergooyinka Meel marindoona Dastuurka Cusub ee Somaliya kaasi oo 2-Isbuuc loo Fadhiyo Shirkiisa Caasimada Muqdisho.

War-Qoraal ah oo lagu Qoray Afka Ingiriis ayay Puntland Soo Saartay waxana ay Ogasiisay, Midowga Yurub, IGGAD,USA, UNIPOS iyo dhamaan Hay’addaha iyo Dalalka Badhi-taaraya Dastuurkaasi inay Puntland ka Fiirsanayo Dastuurkaasi Somaliya loo Yagleelayo.

Sida cad  Nuqulkaasi Diidmada ah ee Puntland soo saartay waxay Dhaliilsantahay Awood Qaybsiga Dhaqaalaha Dalka Gaar ahaan Soo Saarka Khayraadka ee Gudaha Dalka Somaliya, iyo in aanay Dastuurka Somaliya lagu Qeexin si cad in Maamul Goboleedyada Somaliyeed ee Nabada ah ay u Madax- Banaanyihiin Hashiisyada ay la Galayaan Maal-Gashiya Wadamada Fog.

Hoos ka Akhriso Qoraalkaasi oo Ka soo Baxay Puntland

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...
DSC00604 SHIRKii beesha WARSANGELI “Guuleed2 “Daawo sawirada
- Aug 29, 2014
      Shirweynaha wada tashiga ah beelaha warsangali ee oo logu magac daray Guuleed labo ayaa ...
Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO
- Aug 29, 2014
Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Musharaxiintii ugu Cad Cadayd Doorashadii PL ayaa ...
galaydh Dhagarta Galaydh Oo Soo Iftiimaysa iyo Reer Buuhoodle iyo Widhwidh Oo Ka Indhala
- Aug 28, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Oraah somaliyeed oo ...