Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO:-Khudbadii Sh.Mustafe Xaaji Ismail ee Masaajid Oslo Ku Yaalla

Oslo:- Sheekh Mustafa Xaaji Ismail oo ka mid ah Culumada Waa Wayn ee Somaliyeed ayaa Maalintii Jimcaha ee aan soo dhaafnay Khudbad  ka Jeediyay Masaajidka Towfiiq ee ku Yaala Caasimaa Norway Oslo waxana uu Khudbadaasi Kaga hadlay Masiibada Khawaarijtu ay Leedahay iyo Baraarugii uu Nabi Maxamed [NNHK] Ha Ahaatee uu Islaamka uga sheegay

Khudbadaasi Sheekhu Wuxuu kaga hadlay Dhibaatada ay Islaamka u Leedahay iyo Fidana ay Horseedo in Umada Islaamka ahi ay ukala Baxado ama Uka Jabto Firqooyin Kuwaasi oo ku kala Taga Walaaltinimada uu Ilaahay Quraankiisa ku Sheegay

 

Hoos ka Dhegayso.

0000Walaatinimada iyo dhibta khilaafka.Sh mustafe fatxusalaam


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (5)

  1. leban says:

    masha allah khudbad aad uu ficaan waye . thnxs team galgalanews . waxan uso jediin lahaa team galgalanews inan kahelno maxadirooyin nocano kala ah aadka uu cusub

    • Jananka says:

      Waxaan u jawaabayaa ninka la baxay Jadson, ee comment-ga sare qoray. Yaa ka KAAFIRNIMO badan oo ka Lunsan oo ka nasiib xun, qof luuqadda Somaliga ku hadlaya oo hadana Aflagaadheynaya/caayaya NEBI MUXAMMED {S.C.W}. waxaan ku leeyahay NACLATULLAAHI CALAYKA YAA KAAFIR,MUSHRIK WAAXID.inaad magacaaga cadiga ag iska sheegataa fiicnan lahayd, WAR NINKAA HALA BAARO CIDDUU YAHAY SAAS KAGA HARIMEYNEE.

  2. cabaas says:

    jadson ilaahay hakusoohanuuniyo

    • Hamid says:

      abdi6734May Allah destroy Khawarij al-shabaab. Who have made it their misison to bring misery, disunity and destruction to the somali people.May Allah dishonour them and cast them to hell.May Allah swt protect the people from them, their murdering lying ways.Oh Allah have mercy on the somali people who are truly your slaves against these bewitched that kill for no reason and call your servants disbelivers.Oh Allah bring peace to somalia and help the islamic government of shariff, ameen, ameen

  3. C/raxmaan says:

    Asalaamu calaykum muslimiinta soomaaliyeed iyo homepagka galgala:

    ku homepagka Galgalanews wlaalayaal commentiga Jadson waa kufri cad mana banaana inii lafaafiyo, markaas wxaan jeclaan lahaa inaad tirtirtaan.


You must be logged in to post a comment.

eng siciid ciid Puntland:- Eng Siciid Ciid oo Sharaxan
- Sep 13, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Eng Siciid Ciid Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha PL ayaa Sharaxan Markii ...
faroole “Dr Faroole Shan Sano Hal Maalin baan Cadaalad ka Arkay” Faallo
- Sep 13, 2014
Arar” Cadaalad in la bixiyo waa mid ka mid ah asbaabaha ay u taagnaan ...
garaadka ciid Shirkii Cali Ciid oo laga hadlay
- Sep 13, 2014
Bosaaso-(Galgalanews) C/laahi Cali Ciid ayaa Shir iclaamiyay Waraysi uu Warbaahinta Bosaaso ku Siiyay Sep-10-2014- ...
gule 3 Shaki ku Xeeran Shirkii G.Sanaag
- Sep 13, 2014
(Buraannews)  Mareegta Buraannews ayaa Baahisay Macluumaad isu dheeli-taran oo Muujinaysa Qaabkii loo Maareeyay Dhaqaalihii ...
28 Masuul Reer Sanaag ah oo Baarlamaanka Sweden u Sharaxan +Sawiro
- Sep 12, 2014
Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland Ee Dalka Sweden Oo Si Weyn Uga Dhexmuuqda Doorashooyinka Sweden, Isagoo ...
geelldoon Xooghayihii Dowlada Hoose oo la Magcaabay
- Sep 11, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Digreeto  kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer ...