Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Cali Khaliif oo u Ordaya Gudoonka Baarlamaanka Somaliya Xog Hoose

Nairobi:(GalGalanews)  Ilo Xogo Gaal ah ayaa Mareegta GalGaanews u soo Dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL  ay Leeyihiin  Dowlada Federaalka Somaliya.

Warar Hoose oo aanu helay baa Tibaaxay inuu Shir Magaalada Muqdisho kula Galay Qaar ka mid ah Baarlamaanka Somaliya iyo waliba Duubab dhaqan ay weheliyaan Ganacsato isaga oo ka dalbaday inay ugu Hiiliyaan Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Somaliya Ka Horaysa tan Madaxwaynaha iyo Magcaabista Raisalwasaaraha Somaliya.

Beelaha Shanaad ee Saamiga Dowlada Somaliya ku leh ayuu shir dheer la qaatay kuwaasi oo ah Kuwa Haya Hogaanka Baarlamaanka Somaliya walow aan la aqoon inay ku Qanceen Doonid iyo Xusul duubka Cali Khaliif ee ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya.

Dhismihii Koox Siyaasadeedka Khaatumu ee Magaalada Taleex wuu ahaa mid markiiba Horay loo Saadaaliyay in Galaydh uu ku doonayo inuu Siyaasada Somaliya Kaga Qayb Galo Kooxda Huwan Magaca Khaatumo isaga oo Maalmahan ku Sugnaa Caasimada Somaliya ee Muqdisho.

Cali Khaliif Wuxuu Mud ahaa Raisalwasaarihii Xukuumadii aan si Wanaagsan u Hana Qaadin ee Carta taasi oo uu Madaxwayne ka ahaa Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan, sidoo kale Wasiir buu ahaa Wakhtigii Dowladii  Jaalle Maxamed Siciid Barre in kastoo uu markii danbe la Goostay Maaliyad Fara badan oo loo Qoondeeyay Kobcinta Warshadaha Somaliya.

 

GalGalanews@gmail.com

Nairobi- Kenya

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (72)

  1. Greetings! Very helpful advice within this article! It is the little changes that make the biggest changes. Many thanks for sharing!

  2. Jeev Trika says:

    Yahoo results

    While searching Yahoo I discovered this page in the results and I didn’t think it fit

  3. This is the suitable weblog for anybody who needs to seek out out about this topic. You understand a lot its almost arduous to argue with you (not that I actually would need…HaHa). You definitely put a brand new spin on a topic thats been written about for years. Nice stuff, simply great!

  4. Valuable info. Fortunate me I discovered your website accidentally, and I am stunned why this twist of fate did not happened earlier! I bookmarked it.

  5. Photography says:

    Its hard to find good help

    I am forever proclaiming that its hard to procure quality help, but here is

  6. News info

    I was reading the news and I saw this really interesting information

  7. Mago Madrid says:

    Informative and precise

    Its hard to find informative and precise information but here I noted

  8. I really need to advise you that I am new to blog posting and really enjoyed your webpage. Very possible I am going to remember your blog post . You truly have outstanding article content. Truly Appreciate it for giving out with us your url report.

  9. Hiya, I am really glad I’ve found this info. Today bloggers publish only about gossips and net and this is really annoying. A good blog with interesting content, that’s what I need. Thank you for keeping this web-site, I will be visiting it. Do you do newsletters? Cant find it.

  10. News info

    I was reading the news and I saw this really cool topic

  11. Its hard to find good help

    I am forever saying that its difficult to procure good help, but here is

  12. I don’t even know how I ended up here, but I thought this post was good. I don’t know who you are but definitely you’re going to a famous blogger if you are not already ;) Cheers!

  13. Heya i’m for the first time here. I came across this board and I find It truly useful & it helped me out a lot. I hope to give something back and help others like you helped me.

  14. Wikia

    Wika linked to this place

  15. I was able to find good information from your content.

  16. It’s actually a great and useful piece of information. I am satisfied that you shared this helpful info with us. Please keep us up to date like this. Thank you for sharing.