Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Ilaa 10- Musharax oo uu ka Mid yahay Shariif Axmed oo Maanta Baarlamaanka Hadal ka Hor Jeedin-doona

Muqdisho:(GalGalanews)  Ilaa Toba Musharax oo uu ka mid yahay Madaxwaynaha wakhtigiisii dhamaaday Shariif Axmed ayaa Maanta Galinka danbe  Markay Gooraysada Afrikada Bari tahay Sadexda Galabnimo Baarlamaanka Hor-tegidoona  ,Guddida Doorashada ayaa sheegay in 15- Kale oo musharax ay iyaan Khudbadooda Jeedin doonaan  Maalinta Barri ah oo ah Sabti ku beegan.

In kastoo  Munaasibadaasi ay Musharaxiintu Khudbaha ku soo jeedinayaan ay ahayd in la qabto Saaka Aroortii haddana Guddida Doorashada ayaa sheegay in Jimcaha Awgiis dib loogu Riixay.

Tobanka Bishan oo ku Beegan Maalin Isiin ah ayaa lagu wadaa in  Doorashada Madaxtinimada Somaliya ay Qabsoonto isla markaana Baarlamaanka Somaliya ay Doortaan Madaxwaynihii Afarta Sano ee soo socota Hogaamin lahaa Dalka Somaliya oo ka baxay Nidaamkii KMG ahaa.

 

Liiska Musharaxiinta Maanta Baarlamaanka Hor-tegaysa.

1- Axmed Ismaaciil Samatar
2- Xuseen Khaliif Jaamac
3- Max’ed Axmed Saalax
4- Cabdullaahi Axmed Caddow
5- Max’ed Cabdullaahi Ow-maar
6- Sheekh Shariif Sheekh Axmed
7- C/wali Max’ed Cali Gaas
8-Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo
9- Salaad Cali Jeelle
10- Cumar Salaad Cilmi.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ABIIB-TIMACAD-KABO-QAAD Somaliland:- Wasiirkii Warshadaha oo ka hadlay Sababta uu isu Casilay (DHEGAYSO)
- Mar 3, 2015
(Hargaysa Somaliland) Wasiirkii Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa xilkii uu hayay iska casilay ...
8648D6ED-CEA3-4D82-8EFC-45A53F936EC3_w268_r1_cx0_cy2_cw0 Somalia oo lagu Xiray Nin FBI ay Raadinayso
- Mar 3, 2015
Masuuliyiin ku sugan dalkan Maraykanka ayaa sheegay in muwaadin haysta dhalashada dalkan Maraykanka oo ...
galaydh sawir sax Galaydh oo ka halday Shirka Istanbul & Joogitaankiisa Muqdisho ( DHEGAYSO)
- Mar 3, 2015
(Muqdosho Galgalanews) Madaxdaweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa isaga oo Muqdisho ku Sugan  ...
CPJ Radio journalists given hefty fines in Somalia, one still detained
- Mar 3, 2015
Nairobi, March 3, 2014-A Somali court in Mogadishu on Sunday convicted one journalist of ...
Gaas3 Khudbadihii Dr Gaas & Sayid Axmed Madobe ( DHEGAYSO)
- Mar 3, 2015
(Kismaayo Galgalanews) Soo dhaweynta kaddib hadal uu Sh. Axmed Madoobe halkaas ka jeediyay ayaa ...
Gaas3 Puntland:- Safarkii M.Dr Gaas ee Kismaayo ( Sawiro)
- Mar 3, 2015
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd ...