Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO:- Waraysi Prof Juurile oo ka Hadlay Waxqabadkiisii Xukuumadihii uu la soo Shaqeeyay

Muqdisho:(GalGalanews) Prof C/saaq Juurile oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda aadka uga dhex Muuqda Siyaasadaha Somaliya ayaa Waraysi uu Bixiyay   kaga hadlay Shaqooyinkii uu soo qabtay Wakhtigii uu la soo shaqeeyay Dowladii Dhexe ee Somaliya ee jalle Maxamed Siyaad Barre.

Wuxuu Waraysigaasi kaga hadlayaa Xidhiidhkii Wanaagsan  ee uu lalahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Sidoo kale waxa uu carra baabay inuu wax badan oo Waxqabad ah uu ka qaybtay Somaliya intii uu Xilalkaasi hayay.

Prof Juurile wuxuu Dhowr  ka soo dhex Muuqday Golaha Xuukuumadihii Somaliya ee Dalka Soo maray, in kastoo dhawaan isu Sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka Somaliya walow uu Markii danbe xilkaasi ka Tanaasulay markii uu La Tashiyo la Sameeyay  Shacabka uu Metelo ee Puntland.

Warar aan la Xaqiijin karin baa sheegaya inuu Xusul Duub Xoogan ugu Jiro Raisalwasaaraha Somaliya oo dhawaan  laga Sugayo inuu Soo Xulo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Somaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud Cismaan.

 

Waraysiga Waxa Qaaday Wariye Cismaan 

PR XILDHIBAAN Cabdrisaaq Osmaan Juurille Sax


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (7)

  1. mohamed jamac says:

    MASHAA ALLAAAAAH. RUN AHAAN TII WAXAAN DHIHIKARAA MR JUURILE WAA HAL YEY INTA CUQDADA QABTAAA XAQIRTO LIKIIN WAR DHAFOOR BUU KUYALAA. MEEL DAYAX JOOGO XIDIGO WAX MA IFIYAAN.

  2. proffe: jurilw hanbalyo baan leenahay hadaan nahay shacabka pl inta xaqiiqda dhabta ah ee jidha fahan san waa in proffe jurile pm loogu hanbalyeya waxaa wax laqaybsan kara koonfur siyaasinta ka soo jeeda pl inta layaqaan 2 nin oo kaliya laguna adeegan karin inta kaloo siyaasada ku dhexjida waa maato . Aan xusso labada proffe . Waa jurile xafidulaah. Iyo proffe . Xoosh jibril . Runti labadaa nin baa noo qalma ee halagarab istaago

  3. proffe: jurilw hanbalyo baan leenahay hadaan nahay shacabka pl inta xaqiiqda dhabta ah ee jidha fahan san waa in proffe jurile pm loogu hanbalyeya waxaa wax laqaybsan kara koonfur siyaasinta ka soo jeeda pl inta layaqaan 2 nin oo kaliya laguna adeegan karin inta kaloo siyaasada ku dhexjida waa maato . Aan xusso labada proffe . Waa jurile xafidulaah. Iyo proffe . Xoosh jibril . Runti labadaa nin baa noo qalma ee halagarab istaago waa marka laga hadlayo deeganada pl markay daarood noqotana rag badan oo khuburo ah baa ku jira waxaa kow ka ah abdi wahaab ugaas khalif. Mr farmaajo

  4. SAID says:

    runtii wan dhegaysnay prof juurile ilaah haka abal mariyo waxa u uu qabto dalkisa iyo dadkisaba blase waxa jirta ninki dakisa wax u qabta taarikkda aya xusio doonta insha alah ilaah hala garab galay waxa u rajaynay in uu dalksia u shqeeyo wuu is ta ahilaa guul nnkasta oo dalksia wax u qabta guul guul

  5. mayoow says:

    proff viva jurilla waxaa hambalyo kuu soo diraya dhamaan ardadaadii hore ee jaamacada umada soomaaliyeed ama gahayr,oo hada kala jooga, dibada iyo gudahaba, proff waxaan ku leenahay mar kale guulayso.

  6. raage says:

    asalaama calaykum waxaa in dhahayga kusoo joogsaday ilmo badan mararka qaarana way igaba dareeraysay meeshaan maanta joogno iyo maalintaa profesr juurile uu waxqabadkiisii inooka sheekaynaayay waaan arkay dhamaanba waxqabadkiisa uu kahadlaayay waxaa maanta loo aayay waxaa kamida dekeda bosaso iyo laamigaa garowe iyo bosaso isku xira isuguna sabab teeda iyo balenkeeda uu lahaa ilaahow dhawr oo noo xafid dalaku hogaan profesr jurile oo kale ayuu ubaahan yahay uma baahna qof aan hogaan ehel u ahayn taariikhdiisa waxaad kadareemaysaa isbedelka noloshu leedahay hadaad horaya usocoto juuriloow ala haku dhawro cid kaaga mudan mjirto resalwasaare maanta nahogaami


Comments are closed.

galgala Galgala Sawiro uma Baahna” ( Faallo +Sawiro)
- Oct 22, 2014
Galgala( Galgalanews) Degmada Galgala ee Gobolka Bari waxa Dhowr jeer ka dhacay Dagaalo is ...
Xawiladii Amal ee dalka Giriiga oo la dhacay VIDEO Xawiladii Amal ee dalka Giriiga oo la dhacay VIDEO
- Oct 22, 2014
Athens( Galgalanews) Xawiladii Amal Express ee dalka Giriiga  ayaa Gabi ahaanba la dhacay' sida ...
daalo Faalo Milicsiga iyo fiiranta Sanaag
- Oct 22, 2014
Faalo Milicsiga iyo fiiranta Sanaag Hadaan wax yar ka dhaho taariikhda gobolka Sanaag kana bixiyo ...
IMG-20141020-WA0011 Boqor Burhaan oo ka hadlay Dhismaha Wadada-Ceerigaabo DHEGAYSO
- Oct 21, 2014
Badhan( Galgalanews) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Magaalada Badhan Gaadhay ayaa ugu baaqay dowlada ...
west_bank_grocery_thumb_other563_422 Xeer Cusub Ee Saacadaha U Kordhinaayo Meheradaha Muslimiinta Oo Maanta Meel Maray Golaha Degaanka Minneapolis.
- Oct 21, 2014
Xeer Cusub Ee Saacadaha U Kordhinaayo Meheradaha Muslimiinta Oo Maanta Meel Maray Golaha Degaanka ...
ggg Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Mohamed Iyo Khadra
- Oct 21, 2014
gacal iyo sukeeyaba guurkiina lagu farax. waxaa  Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad iyo gacaltooyo u ...