Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Siyaasi Reer Sanaag ah oo Raisalwasaaraha Somaliya Isu Taagay

Muqdisho:(GalGalanews) Aqoonyahan Maxamuud Jaamac Xaamud oo ah Aqoonyahan  ka soo Jeeda Gobolada Puntland Gaar ahaan G/Sanaag ayaa Ku dhaqaaqay inuu Hami wayn ka qabo Jagada Raisalwasaaranimo ee Somaliya taasi oo laga Sugayo Dr Xasan Sh. Maxamuud Cismaan Madaxwaynaha Cusub ee Somaliya inuu Soo Magcaabo.

Prof Maxamuud Jaamac Xaamud wuxuu Wakhti badan ku Nool dalka Maraykanka waxana aad loogu Dhex arkaa Doodaha Arrimaha Somaliya Lagu Lafa Gurayo isaga oo Shirkii Balaadhnaa ee Arrimaha Somaliya looga hadlayay ee Dhawaan Dalka Turkigu Marti Galiyay uu ka mid ahaa Aqoohaniintii Somaliyeed ee lagu Casumay.

Masuulkan ayaa ah Nin Xidhiidh Wanaagsan la leh  Maamul Goboleedka Somaliyeed Puntland isla markaana Kalsooni Aan la Dhayal-San karin la leh Masuulinta Maamulka Puntland,waxana ay Taasi Suura Galinaysa  in Loo Badhi-taaro Xafiiska Raisalwasaaraha Somaliya.

Jaamacadda  Cornell University ee dalka Maraykanka ayuu Tacliintiisa Sarre ku Qaatay isaga oo ka mid ahaa Dhowr Ruux oo Darajo Sare ka Gaadhay Jaamaacdaasi.

 

Cv-Masuulkaasi Gadaal baanu Idiinka Soo Gudbin Hadii Alle Idmo.

Prof Hamud, Shirkii Turkiga

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (28)

  1. bari says:

    waan ku farxasnhay inuu noqado rasalwasaare waanin macaquul reer putland masha allah

  2. maslah says:

    Waa nin macquul ah o somalia oo dhan mideeynkara waana dadka loo bahanyahay in la doorto kuna haboon jagada rasulwasraha…

  3. Jafaal says:

    Mohamud Jama Hamud xiligan adag ma aha nin ka bixi karaya hawlahan culus

  4. naalaye jamal jaamac hamud says:

    pr;mahamoud jamac hamud aqoon yahan reer sanaag ah waxaanu leenahay hambalyo dhamaan u mada somalia meelkastay kajoogaan caalamaka waxay heleen aqoon nyahan uqalma xilka loo dhibi doono anana waxaanu ilaahay u gabar yaynaa in ilaahay ufududeeyo aaaaaaammmmiiiiiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaamiiiiiiiiiiiiin

  5. hanbalyo baan leenahay proffe waan soo dhawayneyna inkasto g.sanaag . sl. Ka dhamaan ladahay oo shukaansi ku hayso dadka gobalka udhashay sharafta gobalkuna waxay ku xirantahayy rer sanaag sl . Go aan ka gaara

  6. axmed says:

    kkkkk ma warsangali kkkkkkk ayaaa noqon kkkkk

  7. waxaanu halkan uga hambal yaynayanaa aqoon yaham mahamoud jamac hamud waa nin gudan kara xilka lo idmaday

  8. nugaali says:

    Asc war Warsangeliyow Xaamud waxaa kaga haboon PRO. Saciid Faahiye iyo Caassha Abdale waayo Xaamud wuxuu ka mid yahay xaabo gurayaasha Faroole ee dadka jambal ha u tuurina.Galgalanews,com waxay dadka ku baqti afuuftaa been iyo waxaan jirin.
    guul khaatum,guul soomaaliya

  9. pro xaamud waa soo dhowaynaynaa hadaanunahy bulshada reer puntland waa gul haduu ku guulayso jagada usoo hoyatay soomali oodhan waxbadana kabedelidoonta arimaha cakiran maasha allah

  10. mohamed says:

    waxay noqonaysa fursaq qaaliya oo usoo hoyatay umad reer puntland hadii loo magacaabo jagada

  11. AHMED says:

    Dr mohamud miyaanu ahayn nin la soo shaqeeyey walina hada la shaqeeya somaliland mise anigaa nin kale ku khaldaaya

  12. ENG Bashir says:

    WAAN SOO DHAWAYN IN XAAMUD KA MID NOQDO HORMUUDKA UMADA SOMALIA

  13. ahmedpunt-------- says:

    waa arin soodhaweyn mudan in uu noqdo rw qof kasoojeeda gobolka sanaag qebtiisa baran ..scww

  14. naalleeye says:

    Axmedow ninkaad ku qaldaysid waa ila adeer ruma isagase maaha ina cabdi xaamud ayaa la yidhaahdaa naayn nine ayuu ku magac dheer yahay salaam

  15. AXMED KKKKKK ABAHA KU WAS WARSANGELI WAA QARAN WAX KASTABAA WAA NOQON KARAA .HOYEE WARSANGELI WA DAD IDIB LEEH . QODONKAA L
    MAA YAQANIIN IYOO FANKAA .BASTER YAHOO IDIB YELOOO

  16. axmed says:

    yousf dheeree kkkk huuro hoo cadayga maxaad riyo ku noshay kkkk bal intaan somalia lagaadhin miskiinyohow puntland car madax weyne kanaqo kkkkkk

  17. suugaall says:

    waa wax lagu farxo wl soo dhawow waayo waa puntlander xaq ayuu u leeyahay reer sanaagna puntland waa tiirarka ugu waaweyn ee ay ku taagantahay walaalayaal soo dhawaada madexweynaha somalia waxan kula talin lahaa in uu aqoonyahan kaa ka dhigo waa nin u qalma raysalwasaare

  18. suugaall says:

    waryaa ahmed magaalo’joog xumida iskadaa lama caayo qabiilda waxa rer badiyaha muxuu yahay anigu ma ahi warsangali lakiin waa dad madex ah soo baro adeer taariikhda warsangali way noqon karaan raysalwasare waana muwaadiniin jira long live warsangali

  19. shacbi says:

    hadii nin dhulbahante ah iyo hadii nin warsengeli ahba laga dhigo raisal wasaare waxba kama badalayso xaalada somalia oon ahayn dab weyn oo baaha. mida kale sababta beelahaasi loo soo qaadqaaday oo ay ayakuna iskusoo qaadqaadayaan waa somaliland ku joojista. kolkaa taasi waxba kama badalayso xaalada cakiran ee somalia sidoo kalena waxba kama badalayso qaranimada jamhuuriyada somaliland. waxaana suuragal ah in ay shaqadii c/wali gaas in ay halkaasi kasii wadaan taasi oo ah iibinta bada gobolada koonfureed ee somalia. kolkaa hadii reer koonfuri rabaan cid dhibtan ka saaraysa waa inay farmaajo u doortaan isagaa wax ka qaban kara caqabadahan ba an ee haysta dalka dariskeena ah ee somalia.

    mida kale waxaan reerahan ku iimaan beelay sidii ay somaliland cagta u qaban lahaayeen u sheegayaa. wax kasta oo aad samaysaan somaliland tii idinka joogsata maahan ee waa tii gudihiina kusii siqda. more aad waxaasi isku daydaan more aad gudahiina aan soo galo ood ii yeedhaysid sidaan kuu qabsan lahaa. xuduudu way noo xisaabsan tahay waanu idinkana daba imanaynaa taasi ku tala gala.

  20. Slander says:

    Kkk runtii hadaanu nahay reer somaliland waanu ka xun nahay in nin reer sanaag ah waliba degmada ceerigaabo beelaha dega ah hadana aanu si fiican u naqan inader kii xisbi leyahay sland ah walal kii xildhibaan yahay hadana aanu dhalay reer abti u nahay aqoon yahan ah kana soo jeeda rag gii guurtida aha ee nuux cumar ee garabsare inuu dhaho mooryaan ta xil ka dhorto waxan leeyahay abti gay mar na anigu abti ga u ahay meesha waxba ma yalan

  21. afey says:

    waa runtaa axmedow intana lagadhin moqdisho saxiibayaal garowe bal madaxa weyne kasoo noqda gggggg koley mj? ok

  22. Ceerigaabo 1 says:

    Waa soo dhaween nin kan aqoon yahanka ah ee reer ceerigaabo guul isha alaah

  23. dhahar. says:

    war kan la yiraahdo Axmed ee leh punland wax ka noqo puntland maxay tahay ma dawladbaa mise waa maqaaxi reer lee yahay,horta kala garo dawladaha ama maamulada iyo guryaha reeruhu lee yihiin.
    waxaasi waa waxa aad u dhaafi wayday sodon cod.

  24. farhan says:

    Oo la aanta kalsoonida puntland waxba ma helikaro miyaa, waxaa fiican adoodhaha aqoontiisa buu kursiga ku helayaa, wanasiibdaro inaad kawalaacdo inaad waxku hesho shaqsiyadaada

  25. Nuur yare says:

    Asan waa layska hadlayaa meesha xigmadse kumahaysan, kursigu waa kursi daarood beesha khaatumona cid kahor istaagikartaa majirto doorkama waa xagayaa ,warsangali xaqiiqda waad kafogtihin idinku hadad kuqanacnadeen majeerteen nimada iska yara aamusa anagu hadan majerten isku dhacnay beelaha daarood ekale waa noo dhex idinkuse majerten ayaad xisaabantihin ,midakale waxaa dhibtaasna baday waa majerten cadaowtinimada ay dhulbahante uhayan ayaa meshas garsisay idinkuna waad kuhosnamantihin cidina wax idin dhibanmayso lasocda huno .

  26. Nuur yare says:

    Adeer warsangali yare xagee gasheen bosaso iyo qardho dalkagiini mahan dalkagi waakan iidoor cuyuun malinba inqadanayo waydinkan garacyada madax kadhigtay, waxan orankarna wax warsangali ladhaha majirto aan ka ahayn wax aan garin 200qof , inuu nin IIDOOR CUYUUN ah oo aan weelka eyga wax ugu ridijiray 7jeerna iska maydhi jiray hadu itaabto maanta iladoodo waxa kenay majeerteenka xun ee aad ku hoos jirtaan ee cadaw kalkaalka ah cadowtimimada aynoqaban ayaa madoxoda cancer kunoqotay , waxna igama gownkaran iney cadaow soracan anka ahayn mahane .VIVA KHATUMO viva dhulbahante ..

  27. INDHEERGARAY says:

    shabi iyo afay waxaan idiin sheegayaa
    sland inwakhtigedii dhamaday lana babaabin doono all somalidiid mgrty
    midakale adeer s.land ama snm maxayka tahay sanaag mabisad mise dad
    mise waxaad ubaahateen iska ragadii inta
    laydinku guro sidii dhagixii laydinku rogijiray bartamaha ceerigaabo taariikh way
    ku taal hadaa ilow daw hadana wan kugu celin hadaa ubaahan tahay again
    kkkkkkk riyaad ku jirtaan walahay

  28. Xog ogaal says:

    War nuux yare indr isaaq ma anagu na haysta mise idinka ?kkkk tan kale indr taariikhda laguma hayo dhulbahante dagaal naftoda u galay inay cid ku hoos jiraan maahe warsangali se waa la haye tan kale indr bal isaaq ha la sualo cida ay dhul ka waligood ka qaadi jire manay dhulbahante ahayn bal wiil yar baa tehe adeer kaa waydii dhulka habarjeclo iyo sacad yoonis degaan yaa lahaan jiray dheh tan kale anagu mj xashiin kuma qabno iyaga iyo idinkaba midkina codow uma aragno ee cuqdada isga daway ya