Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hanbalyo,Hanbalyo(Tahniyad Dalasho) Garaadka Umada iyo Marwadiisa Amaal

Waxaa Halkan tahniyad kal iyo laab ah ka diraya dadwayne farabadan oo kala Jooga Dalka iyo dibeda,Waxayna tahniyad Dalasho u dirayaan Garaad Siciid Axmed Ciise iyo Marwadiisa Amal Khadar Cali oo Maanta oo Tariikhdu ay tahay Arboco tariikhduna ku beegantahay 19/9/2012 Wiil ugu dhashay Dalka isutaga Emaraadka Carabta Gaar ahaana Magaaalada Dubia.

Tahniyadan ayaa waxaa diraya Dhamaan Asxaabta iyo Ehelka iyo Reerkaasi oo kala jooga dunida dacaladeeda iyo waxayna Wiilkaasi oo Galabta ku dhashay Magaalada Dubia ay ilaahay uga baryayaan inuu noqdo kii anfaca dadkiisa ,Diintiisa,Dalkiisa
Bahda Saxaafada iyo Guud ahaan qaybaha kale ee Bulshada somaliyeed ayaa Garaad Siciid Axmed Ciise iyo Marwadiisa Amal Khadar Cali diraya tahniyad aad u qaali ah Anaguna waxaan leenahay Aamiin-Aamiin Aamiin


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (2)

  1. col gorgor says:

    waan idiin tahniyadeenaya marka kowaad garaadka siciid ahmed ciise siciid garaad iyo murwaadiisa iyo dhamaanba qooska oo dhan ilahay wiilkana hakadhiigo kiidalkiisa iyo daadkisa anfaca amiin ban leenahay waxan ahay garaadka saxiibki col ahmed

  2. islaanka pl says:

    waxaan halkaan habalyo uga dirayaa sxbkay saciid iyo xxaskisa amalhambalyo hambalyo sxb ilaahay waxaan ka baryayaa inuu wiilka ka dhigo mid dadkiisa iyo dalkiisa diintii afaco aamiin aamiin anigoo jooga wadanka norwey


You must be logged in to post a comment.

garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...
DSC00604 SHIRKii beesha WARSANGELI “Guuleed2 “Daawo sawirada
- Aug 29, 2014
      Shirweynaha wada tashiga ah beelaha warsangali ee oo logu magac daray Guuleed labo ayaa ...
Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO
- Aug 29, 2014
Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Musharaxiintii ugu Cad Cadayd Doorashadii PL ayaa ...
galaydh Dhagarta Galaydh Oo Soo Iftiimaysa iyo Reer Buuhoodle iyo Widhwidh Oo Ka Indhala
- Aug 28, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Oraah somaliyeed oo ...