Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hawiye Action Group oo Laba Kala Dooranaya!!

Muqdisho:(GalGalanews)  Iyadoo dhowaan gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan mudo 30-maalmood ah loo qabtay in uu baarlamaanka ku hor yimaado xila markaana uu u dhaarto in uu ka mid noqdo baarlamaanka Soomaaliy, ayaa arintaasi waxaa wax laga waydiiyay gudoomiyaha gobalka Banaadir.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa wuxuu ka gaabsaday in uu ka jawaabo hadalkaasi ka soo yeeray gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sdioo kale gudoomiyaha gobalka ayaa wuxuu ka gaabsaday in uu ka hadlo waxyaabaha keenay in uusan wali uusan dhaaran maadaama uu ka mid yahay xildhibaanada baarlamaanka ee Soomaaliya.

“anigu kama hadlayo arintaasi mana ahan mid aan ugu talagalay in aan warbaahinta ku soo bandhigo waqtiga aan dhaaranayo iyo waliba sababta jirta” sidaa waxaa yiri Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Tarsan ayaa haatan ah gudoomiyaha gobalka Banaadir waxaana sidoo kale uu magaciisa ku jiraa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee cusub, waxaana dastuurka Soomaaliya uu qorayaa qofka Xildhibaanka ah in uusan qaban karin xil aanan ka ahayn wasiir.

Gudoomiye Tarsan ayaa haatan wuxuu kala dooranayaa labo arimood oo kala ah in uu sii joogayo gobalka Banaadir iyo inuu ku soo biiro baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo uu dhaarto.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ahaa Nin Durmarka iyo Caruurta u Sheegay Been isaga oo  Magaalada London Safaraada Ethiopia ay ku leedahay Banaanbax ka Hor dhigi Jiray wuxuu  Lahaa Wakhtigaasi Coll Yusuf ayaa dadkii Muqdisho Barakiciyay.

Warbaahinta ayaa soo Bandhigtay isaga oo Calankii Somaliya Dab Qabasiiyay Maantana Xafiiskiisa buu ka Hor Babanayaan Calankii uu Gubay isaga oo Markaasi Maankiisa ay ku Jirtay inuu Calanka Puntland Kala Yimi Coll Yusuf Alle Janadii ha Geeyee Ninkii Bad-baadiyay Boqolaal Qoys oo Reer Koonfureed ah Kuwaasi oo ay Horay u Barakiciyeen Hogaamiye Kooxeed ay Qaraabo Yihiin Tarsan oo ah Wakhtigan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Hawiye Action Group oo Siyaasiin Sheeganaya!!

Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Koonfurta Somaliya ayaa Khatar ka Aminsan Gobolada Puntland Laakiin Waxa Cajil nabad  Tusay Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo ah Ninkii Coll Yuusuf Wakhtigii Madaxwaynaha Somaliya ahaa  Boodhadhka Waa Wayn iyo Caruurta La Hor Tegi Jiray Safaarada Ethiopia ee UK Waxana uu ku Qaylin Jiray” Daarood Baa Xoog Nagu Haytsa Daarood baa Ethiopia Noo Soo Kaxaystay” Laakiin Maxamed Nuur Tarzan oo lagu Casumay Ciyaarihii Gobolada Somaliya ee ay PL  marti Galisay baa ka Sheekeeyay sida Wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay  Gobolada Puntland.

Tarsan iyo C/raxmaan Abdishakuur, iyo Afhayeenka Raisalwasaaraha Somaliya Eng Yariisow dhamaantood waxay Xubno ka ahaayeen Ururkii Hawiya ee Hawiye Action Group kaasi oo lagu Dhisay London Sababihii loo dhisay ayaa ahaa in lagu Bur Buriyo Dowladii Coll C/laahi Yuusuf oo inta badan Beesha Caalamku ay Badhi-taaraysay.

Maanta ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xilka ku Helay Mudaharaadkii uu Safaraada Ethiopia ka Hor dhigi Jiray Wakhtigii Maxaakiibta wuxuu Warbaahinta Muqdisho ka sheegay inuu yahay Siyaasi Ruug Cadaa ah taasi oo dad badan ka Yaabisay!!

Intii aanu Tarsan ku Biirin Ururkaasi wuxuu ahaa nin Iska Xamaasha oo Goob Internet ku lahaa London, Laanta BBC-da qaybteeda dibadaha la Hadasha ayaa Warbixin ka Diyaarisay Tarsan

Tarsan London, Mudaharaad

Qayla Dhaanta Odayaasha Hawiye Nabad Ma Doonayaan Maxay Rabaan!!?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (7)

  1. Cadaalad says:

    Waar Hawiye Muqdisho baa jooga maxa inka galay waxa sheegeyaan??? Dhulkeena baa ku afduubanahay oo canshuurta la inooga qaado gasha jeebka Faroole adna nin Tarzan la yiraahdo oo geedaha ninka bood booda loogu yeri jirey baa hadalhaysa ???

    Puntland wax la yiraahdo ma jirto. Waxa fiican in la yiraahdo “Maxamuud Salebaan-Land”. Sidee sedexdi madaxweyne ee soo marey waxan Puntland loogu yero ay wada noqdaan hal qoys? Waxa canshuur bixiya milyan qof oo degan Bari, Nugaal iyo Waqooyiga Mudug, balse lacagtaasi waxa gasha jeebka kolba ninka madaxweyne ah iyo qabiilkiisa. Maanta ciise maxamuud saleebaan(Faroole), shalay cismaan maxamuud salebaan(cadde muuse), ka horna cumar maxamuud salebaan(cabdullahi yusuf). Waa yaab??? Iskaba dhaaf beelaha kale sida Leelkase, Awrtable iwm iyagu maba aha dad jira oo lagu aamini karo maamul sida ay qabaan Maxamuud Salebaanku balse waxa ka sii yaab badan in beelweynta Majerteen inteeda kale in aan loo ogoleyn in uu soo dhowaadan madaxtinimada waxan Puntland loogu yeero.

    Puntland waa urur maffiyo ah oo qoys keliya iska leeyahay, qoyskaas maffiyada ah ee Maxamuud Salebaan ayaa dad intiisa kale ila 1998 afduub ku haystay intaas waxa dhacayeen dadka beelaha kale uu dhashay, beelaha kale xoogoodi iyo shaqadoodi ayay ku taajireen qoyskan maffiyada ah. Xata waxa ay gaartey in aduunka hortiis beelaha kale loogu yeero argagixiso(beesha Warsangeli-Galgala-Shimbiris), ka dibna beelahaas dagaal loogu qaado.

    Waxa ay gaartey in qoyska maffiyada ah ee Maxamuud Salebaan dhamaan Soomaalidi kale ka dhaahdhicisay fekrad in dadka goboladan dega yahiin dad qabyaalad ku sumeysan sida qoyskan Maxamuud Salebaan ee kolba meel ama beel Soomaliyeed dagaal kula jirta: Kismaayo(Gen morgan oo Cabdullahi Yusuf tageero ka haleyay), Gaalkacyo(khad cagaaran), Adhicadeeye/Abeesalay/Laascaanood iyo dagaaladi Somaliland lala galay, Majiyahan iyo Galgala iyo dagaaladi Warsangeli lala galay, Cabdullahi Yusuf iiyo xabashida oo weerarey Muqdisho, dhamaan Soomaali colaad baa uu qabta Puntland ayago aaminsan in nahay dad qabyaalad cabuuda, balse anaga lafteen baa dareemina qabyaalada qoyskan goboladeena inagu gumeysanaya ayago maamulki iyo lacagti oo dhan isku koobay iyaga iyo qoyskood.

  2. war kan sheegta magaca dalabay waa doqonkii ugu waynaa soomaali oodhan inkaarbaana kudhacday oo waxaa jilaafo udhigay kuwo iyana inkaaran oo been iyo qabiil wax kunoqo yiri waxaan hubaa kani in uusan metelin beelaha uu sheegto waxna loogu qaban ee doqonka ilaah umanaxariistee naga daaya oo yaan dadka lagusii kala fogoyn waa hadii dal iyo dad laysu doonayo taarsan waa nin siduu doono yeela waana laxisaabinkaraa wuxuu galo waayo caqli xumo umagayn ee waa uu u badheedhay waxuu qaldo

  3. Asc .. Feyte caadi maahan walahaay lakin wali xumaanti tarsan sameyn jiray waad sara madhay hoos umadan tuujin .dabcan waad ka qalaysay odayga cudurka daarod ku dhacay hadana mudo horaad beena xamar ka wada asaga oo raba inuu mareexan iyo rer pl iska horkeeno

  4. Falaago says:

    KKKK Suldaan Dallabey Xoog buu Wataa Xamar waa Deegaan Reer Xamar. Xamareey iyo Xamar Daye bay ka Soo Bilabatay Muqdisho Suldaan Dalabeey iyo Beeshiisa Caliyaalo iyo Warshiikh ha Aadeen.Qabiilada Somaia Si Fiican buu Ula Hadlay waa Rageediiii.

  5. wiilwaal says:

    ar abgaalaa kan ugu xayaa
    waansan ayaa soo hor mariyaan bal kan dalabeya dhegaysta ku laa
    haa aar masoo dhacaayaa mise waa la ridooyaa madaafiic ayauu uga jeedaa

  6. walee wayaab wuxu yidhi somali cid wax nagu darstay malaha war mayee dalkii dhama ee aan idin dhisnay een idinka nimid ma idinku filnan wayay mayeee dabaqyadayadi buuxay een idinka so qxnay ma idiku filanwayeeeen subxaan walee hawiyan caqli lagu ogaaan intuu caqligaagu kayahay walee waxbanan ku tarin doqon hana gargarin hana gargaarsan aya la yidhi hadadan doqon ahayn daroodo dhami ilayn fara kugulama jirane ma majeerteen iyo marexaanbad iska dhicin wayday

Comments are closed.

Logo Puntland:- Golaha Midnimada & Cadaalada ( War-Saxaafadeed)
- Nov 21, 2014
London( Galgalanews)   X.W_11/2014/_02   Ujeedo: Maamul Wanaaga iyo Arimaha Gudaha ee Dowlada Puntland   Ku: Xukuumada Dowlada Puntland                     Rugta: ...
gele_madax Geelle oo Dhex Dhexaadinaya DFS
- Nov 21, 2014
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhex-dhexaadin ka dhex billaabay madaxweyne Xasan Sheekh ...
Siilaanyosa1 Xubnaha ku Xeeran M.Siilaanyo ( Warbixin)
- Nov 21, 2014
Kooxdani waa kuwa qurbaha kasoo shaqo tagey, 1-Kase guray, 2-Cabdirizak mingiste, 3-Talaabo, 4-C/fataax, 5-Qabo, 6-Bashe cawil, 7-Khadar cali gaas, 8-Xuseen cali ducaale, 9-Bukhaari, Kooxdan ...
Puntland:- Madaxweynaha oo Howl-gal ka hadlay VIDEO Puntland oo si cadaysay halka ay katagan tahay Khilaafka Madaxda Sare
- Nov 21, 2014

soo-laabasho-xasan Xasan Sheekh oo Muqdisho ku Laabtey
- Nov 21, 2014
Madaxweynaha DF Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa saaka dalka dib ...
IMG-20141120-WA0000 Boqor Ibraahim & Dooxada Qoralehe ( Sawiro
- Nov 20, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed  Xasan ayaa Gaadhay Dooxada Qoralehe  Nov-19-2014' waxana ay ka soo Boqoleen ...