Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waa Kuma Said Daahir Bootaan?

Baroortu Orgiga ka Weyn!! Qalin-Jaan Wuxuu ka mid yahay Koox Maqaalo ama Aragtiyo Aad loo Jecelyahay Soo Daabaca isla markaana wuxuu Xubin Sare ka yahay Maamulka GalGalanews.com

Siciid Dahir Ismaciil Bootaan Wuxu siddeetameeyadii wax ku bartay dalka Maraykanka, kana qalinjebiyey jaamacad ku taal Gobolka Misouri. Beriga siciid Jaamacadda ka baxay wuxu ka mid ah dad kooban oo sumaliya oo ka baxay jaamacadaha dalka maraykanka. Wuxuuna ku magac dheeraa siciid Misouri.

Markuu Jaamacadda dhameeyey, siciid wuxu u wareegay gobolka New York oo uu meherad ganacsi ka bilaabay. Ganacsigana si weyn ayuu ugu guuleystey. Bilowgii sagaashameedkii ayuu ka guuray maraykan una wareegay imaraadka iyo Somaliya. ganacsigiina halkii ka sii waday. Wuxu xidhiidh ganacsi la yeeshay Siciid Maxamed raage. Wuxu kaloo saaxiib dhow la noqday madaxweynihii hore ee puntland, Alla ha u naxariistee, Cabdullaahi Yusuf. Kolkii Cabdullaahi yusuf noqday madaxweynaha Somaliya, siciid xamar ayuu u wareegay,ganacsigiina halkii ka sii waday.

Dhowaan wuxu siciid ka mid noqday shanta xubnood oo maakhir ugu biiray barlamaanka cusub ee somaliya. Waxaana xubnimaada u magcaabay suldaan siciid.Siciid waa xubnaha ugu aqoonta iyo waaya aragnimda badan golaha baarlamaanka oo dhan. Dood dheer ayaa ka dhalatay sidii suldaanku u maareeyey magcaabidda xubnaha. Dad badan ayaa dhaliilay sida aanu suldaanka dadka gobolka ugala tashan magcaabidda xubnaha. Dhaliishaasi waxay u muuqataa mid daw ah. Waxaa kaloo jirey buuq ka dhashay magcaabidda xubnaha qaarkood. Gaar ahaan, waxa dad tira badan oo gobolka ka soo jeedaa ka horyimaadeen magcaabidda siciid. waayo? Waxay dadkaasi ku doodeen in suldaanku iyo Siciid qaraaba dhow yihiin. Waa run, laakiin waxay kala yihiin laba beelood oo gobolka dega. dadka gobolkuna sidaa uma kala foga. Midda kale, Suldaanku wuxu qaraaba dhow iyo bahba la wadaaga xubin kale oo uu magcaabay. haddii qaraaba la xeerinayo, maxaa xubinta kale sida siciid diiradda loogu qaban waayey? Maxaa siciid oo aqoon iyo waaya aragnimaba aad ugu qalma xubinimada tooshka keligii loogu ifinayaa?

War meesha maxaa ka socda? Aan far waaweyn ku qoree, waxaa meesha ka socda colaadin iyo nacayb beesha siciid ka dhashay. Dad badan oo xaasidnimo iyo nacayb hore ku soo maaxday ayaa adeegsanaya siciid si ay si dadban u soo bandhigaan waxa caloosha ka gubaya. Siciid aqoon ahaan, waaya aragnimo iyo dhalashaba waa ugu qalmaa xubnta loo magcaabay.

Sida loo magcaabay xubnuhu waxay u baahan tahay dib u eegid, laakiin waa inaan wixii xumaaday loo adeegsan si loogu tunto sharafta iyo haybadda buslshada maakhir qaarkeed. Dadka gobolku waaa iney la yimadaan qorshe si aaney arrintan oo kale u dhicin, laakiin yaan loo adeegsan nidaamkii qalloocday, sabab lagu duudsiyo xuquuqda dadka gobolka qaarkii.

Qalin-Jaan

 jstice2009@yahoo.com

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (39)

  1. maslah says:

    Asw saaxiibkayga qaaliga ahow waan ku salaamay bacda salan Ogayslabe waa dadkayagii waxaanuna isu nahay waa wax la wada ogyahay wiil iyo abtigii masuuliayad Ogayslabanae Warsangeli madiidi karo ee waxa meesha ku jiraa waxaa weeye maad xusin waxaana u arkaa nimaan Wasangeli iyo Ogayslabe waxay isu yihiin aan aqoonba ulahayn fidmana wada. Hadaba walal jawaabtu waxa weeye Ogayslabe lama diidin ee Siciid Bootaan ayaa ladiiday waxaanuna ku diidnay saciid waxuu ku noolaa North America lacagta iyo halkuu kaneemaya waxay ahayd Daroogo waxuu sitay laba magac nin dadku usimanyihiina maaha waa nin Warsangeli iyo Ogayslabe ukala dhowyihiin Warsangeliga kalee ee aanay bahwadaagta ahayn ogayslabe waa nin aan aqoon badan ulahayn oo aan jeclayn sida dad badan aamin sanyihiin. waan taageeri lahaa haduu Ogayslabe kala yahay cid ka hadli kartayna may jirin. tankale waxuu ahaa Furayaasha ugu waa wayn ee siciid suldaan cabdisalaan khaladii waa waynaa ee uu warsangeli ka galay. waxaan lawada soconaa waxii Xamar ka dhacay in ay wax aad uxun ahaayeen taariikhda warsangelina buug madow ku qormatay. Siciid waxuu sameeyey cadaalad daro waxuu marka hore aqbalay waxaan Warsangeli ucuntamin oon laga wadahadlin in aan qaadano iyo inkale. Qodobka labaad waxii yaraa ee lahelay ayaa suldaan saciid kala dhuuntay Warsangeli oo wada dhan waxayna noqotay arin ceeb ku ah dhaqanka iyo Saldaniyada Warsangeli oon horay loo arag waxaana eedaa iska leh intii Suldaanka Usha uhaysay siciid Bootaana ka mid yahay.Qodobka sadexaad waxuu ahaa waxaa meshii ka dhacay oo Suldaanku gudniyey Rag ay ehel dhow yihiin iyo Inata ina Qorsheel waxaa lamaga caabay Laba dubays ah iyo laba bahwadaaga iyo Mrs Qorsheel . khaladkiina layskama qaban macadaaladbaad u aragtaa Arin Jaanow waxay ila tahay waa maya haday cadaaladi jirto waanu ku khasbanahay in aanu taageero. Hadaba sxbkayga Xaal Jaanow xaalkan iyo warbixintaadan waxaan u arkaa isku dir dad walaala ah oo wada dhashay hadaba walal Warsangeli Ogayslabe madiidine waxii xun buu diiday. Taariikhduna wanaag iyo xumaan way xusi wayna qori tankalae wax kastoo wanaagsan waxay helaan taageero khalakdkii Siciid Suldaan iyo Ragiisa maanta waxay dhashay waan ka wada dheregsanahay waxay keentay kala shaki bulshada Reer Maakhir ee walaaha ahayd iyo kala tashi iyo in midba meel u dhaqaaqo uu isleeyahay danbaa kuugu jirta jawaabtu waxaa weeye maxay dadka dani ugu jirtaa? Sidee dadka loo mideeyaa? Maxaan saxnaa? Maxaa inaga qaldan? Sideen dadkeena isugu keenaa xalku maaha in aan mindiyo isugu dhiibno. Waad mahadsantahay walal

  2. Addoon Alle says:

    Sida magacaaga iyo qoraalkaagu isu waafaqeen baan ka yaabay. waxa la baxday qalinjaan markaasaad soo qortay wax jaan iyo qabyaalad iyo qurun. (Ragga aad difaacaysid waan jeclahay, lakin qoraalkaaga ayaan necbahay wuxu beerayaa colaad)

  3. Qalin Muslim says:

    Waxa u jeeda reerka Hargiesa aaday dano badan ayaa naga dhexaya.

  4. durduri says:

    War heedhe waxbaa qaldan war Suldaan saciid shantan xubnood ma keennin ee inna cali ciid ayaa ka kiniya ama Eldorat,ee suldaanku shaqun kumma lahayn ee inna cali ciid kalla xisabtama

  5. ahmed says:

    ogeyslabe waa u qalmaa labo xubnood ,marka la eego dhianac dhaqalaha iyo aqqon waa dad top ah ani ma aqaan dadka badiyahakayimi ee qaylinaya walaal wax barta markaa dadka la tartama ,waa talo fican.

  6. xubreera 120 says:

    maslahow w axan kuu sheegaya inaad caqli yertehay waayo qofkasta oo dalka kamaqan wxauu sitaa mgacyo badan oo uu ku dhoofey qofku wxa uu kshaqysteyna wxay doonto ha ahaato wxay kdhimayso mlae mar kaa waa macna yartehae raga waxaas ha hor keenini golaha

  7. sanaag says:

    reer doon kuwa la yiraado h/jeclo la dego h/jeclo isku ma dheraryaan waay ogaysalbe warsangli isku dherarayaa horta waa sual?jawaabto waa simple hindi hadii dhargo dharkaa xirantaye ayuu damcaa

  8. Caleed Jama says:

    Siciid Daahir wuxu iibsaday siitkii Wardangeli laga
    Difaaci jiray. Kuwiinna difaacayoow , goormaa kuugu
    Dambeysey reer Maakhir oo warbsahinta ka hadlaya ama shirar caalamiya? Ka jawaab af janjeera lahayde.
    Isaga waa ka xag jiraa Laakiin waxan ku talin in 4ta doqon ee kalena laga eryo baarlanmaanka.

    Siciid daahir keliya maaha masiibooyinka Suldaan Siciid C/salaan reer Maakhir ku dumiyey, wallahi xataa badi Warsangeli maanta amar kama qaato Surqaan Siciid.
    Beesha Ogayslabe ammaan halla siiyaan leeyshay , laakiin Cadami, Siciid Daahir, Gadhod iyo kuwa kaloo badan oo Warsangeli hadimo kuwada, dhabarkaan ka jebinaynaa, Waxay la mid yihiin Calibuureed, Maxamuud Gacamey, iyo Qoorseef,
    Markaa Walaalahay Ogayslabe, 17 qabiilo oo Ws la degi jiray ayaa laydin ka fadilay, markaa dadkiinna dhinac ka raaca cid idin cadaadisa anaanba oggolayn.
    Mshadsanidin

  9. This is getting a bit more subjective, but I much prefer the Zune Marketplace. The interface is colorful, has more flair, and some cool features like ‘Mixview’ that let you quickly see related albums, songs, or other users related to what you’re listening to. Clicking on one of those will center on that item, and another set of “neighbors” will come into view, allowing you to navigate around exploring by similar artists, songs, or users. Speaking of users, the Zune “Social” is also great fun, letting you find others with shared tastes and becoming friends with them. You then can listen to a playlist created based on an amalgamation of what all your friends are listening to, which is also enjoyable. Those concerned with privacy will be relieved to know you can prevent the public from seeing your personal listening habits if you so choose.

  10. Next time I read a blog, I hope that it won’t fail me just as much as this particular one. After all, I know it was my choice to read, however I truly thought you would have something useful to talk about. All I hear is a bunch of crying about something that you can fix if you weren’t too busy searching for attention.

  11. Oh my goodness! Impressive article dude!

  12. good article says:

    I’m impressed, I must say. Rarely do I come across a blog that’s both educative and entertaining, and without a doubt, you have hit the nail on the head. The problem is something too few people are speaking intelligently about. Now i’m very happy that I found this in my hunt for something concerning this.

  13. Sorry for the huge review, but I’m really loving the new Zune, and hope this, as well as the excellent reviews some other people have written, will help you decide if it’s the right choice for you.

  14. Vaughn Almos says:

    What i don’t understood is actually how you’re now not actually a lot more neatly-preferred than you might be now. You’re very intelligent. You recognize therefore considerably relating to this matter, produced me personally consider it from so many numerous angles. Its like men and women aren’t interested unless it is one thing to accomplish with Girl gaga! Your individual stuffs great. Always take care of it up!

  15. Can I simply just say what a comfort to discover somebody who really understands what they’re talking about over the internet. You actually realize how to bring an issue to light and make it important. More and more people have to look at this and understand this side of your story. I can’t believe you aren’t more popular because you most certainly have the gift.

  16. check post says:

    I’m amazed, I have to admit. Rarely do I come across a blog that’s equally educative and interesting, and without a doubt, you have hit the nail on the head. The issue is something which too few people are speaking intelligently about. I’m very happy I stumbled across this in my hunt for something relating to this.

  17. swagsocials says:

    You’ve made some good points there. I checked on the net for more information about the issue and found most people will go along with your views on this website.

  18. Google says:

    That could be the end of this article. Right here you

  19. Greetings from Carolina! I’m bored at work so I decided to browse your website on my iphone during lunch break. I enjoy the knowledge you provide here and can’t wait to take a look when I get home. I’m surprised at how fast your blog loaded on my phone .. I’m not even using WIFI, just 3G .. Anyhow, good blog!

  20. I just wish to share it with you that I am new to blog posting and undeniably liked your site. Likely I am most likely to store your blog post . You undoubtedly have wonderful article content. Admire it for sharing with us your internet webpage.

  21. Well I truly liked reading it. This post procured by you is very effective for accurate planning.

  22. I just wish to reveal to you that I am new to wordpress blogging and extremely loved your article. More than likely I am inclined to remember your blog post . You seriously have magnificent article content. Acknowledge it for share-out with us your site webpage.

  23. Normally I do not read article on blogs, however I would like to say that this write-up very pressured me to take a look at and do so! Your writing style has been amazed me. Thank you, quite great post.

  24. magnificent post, very informative. I wonder why the opposite specialists of this sector do not notice this. You should continue your writing. I’m sure, you have a huge readers’ base already!

  25. I keep listening to the news bulletin talk about getting boundless online grant applications so I have been looking around for the finest site to get one. Could you advise me please, where could i acquire some?

  26. I liked up to you’ll receive performed proper here. The cartoon is tasteful, your authored subject matter stylish. nonetheless, you command get bought an nervousness over that you would like be delivering the following. sick indisputably come more before again since precisely the same nearly a lot steadily inside of case you defend this hike.

  27. Hello very cool web site!! Man .. Beautiful .. Wonderful .. I’ll bookmark your site and take the feeds additionally…I am glad to find a lot of helpful info right here within the post, we’d like work out extra techniques in this regard, thank you for sharing. . . . . .

  28. I haven¡¦t checked in here for some time since I thought it was getting boring, but the last several posts are great quality so I guess I¡¦ll add you back to my everyday bloglist. You deserve it my friend :)

  29. hello!,I like your writing very so much! proportion we keep in touch more approximately your post on AOL? I require a specialist in this house to unravel my problem. May be that’s you! Taking a look ahead to look you.

  30. is this a trending topic I would comparable to know more concerning trending topics in lr web hosting accomplish you know a few gadget by this

  31. Awsome post and straight to the point. I am not sure if this is really the best place to ask but do you people have any thoughts on where to employ some professional writers? Thanks :)

  32. You made some fine points there. I did a search on the subject and found most persons will go along with with your blog.

  33. Most of what you say is astonishingly legitimate and that makes me ponder why I hadn’t looked at this in this light previously. This article really did turn the light on for me personally as far as this subject goes. Nevertheless there is just one issue I am not really too cozy with so whilst I try to reconcile that with the main theme of your issue, allow me see exactly what the rest of the readers have to point out.Nicely done.

  34. Hi there! This post could not be written any better! Reading through this post reminds me of my previous roommate! He always kept talking about this. I most certainly will forward this article to him. Fairly certain he’ll have a great read. Many thanks for sharing!

  35. Spot on with this write-up, I really suppose this web site needs rather more consideration. I’ll in all probability be once more to read far more, thanks for that info.

  36. Hey! Do you know if they make any plugins to safeguard against hackers? I’m kinda paranoid about losing everything I’ve worked hard on. Any suggestions?

  37. This is really interesting, You are a very skilled blogger. I’ve joined your feed and look forward to seeking more of your wonderful post. Also, I’ve shared your site in my social networks!

  38. Xamar Cadde says:

    4. Waa markii ugu horraysay ee Suldaanku shir Soomaali ka qayb galay. Issimadii Daarood oo dhan baa in uu magac darood ku hadlo xafladdii furitaanka isku raacay, si sharaf leh oo maqaam sare leh baanuu uga hadlay oo tv ga looga daawaday. Kii Puntlandna waa ogaydeen oo Mudankii Salaadiinta ayuu ahaa. Ilma adeerayaalow sharafta iyo magaca intaa ka badan ee uu idiin keeni lahaa maxay tahay.
    Waxaan ku soo gunaanadayaa, Alle ha laga cabsado, xigtooy waxaad isu ahaydeen baad illowdeen ee dib ha la isugu noqdo; ha la isa saamaxo, walaal nimada iyo ehelnimada ha laga dhabeeyo oo qalbiga ha la iska jeclaado. Nacaybku waa cudur dad iyo duunyaba guba ee ha laga ducaysto.Hooyaday baa waxay oran jirtay”Ninkii afka daba aadamaa arka, kii uurka dabana Eebbaa arka”. Uur isu dabka ha la iska daayo. Haddaanad walaalkaa cafiyin sidee kii ka shisheeyey ee weliba colaaduhu idin dhex mareen aad u cafiyi karaysaa. Sidee Soomaali wax ula qaybsanaysaa mid ku dhacay, mid ku dilay, mid ku dooxay , mid ku barakiciyey iyo mid badbaadiyey ba.
    Qolyaha qurbaha jooga waxaan leeyahay yaan tolka lakala dilin oo fidmo laga dhex abbuurin. Qofowna wax aanad Ebbe la hortagi karin marna ha falin oo ha fidin.
    WBT

  39. A.s.c waxan layabanahay nin baa mowduc kahadlayey anagu magarananayno cid mandaqada dagan oo hadal galiyey sacid dahir xaqna wu ileyahay wuna u qalma inu kuqato mandaqada sxb malaha colad shegeso anagu mo ogin ogeslabana uma heno malaha ada hada arin wata umada madax haysku gelin midakale wuxu yahay wanu naqan said dahir waxa ficned wuxu mandaqada uqabanayo inad noshegto sxb.midakale ilahay warsangali wuxu tusay oo kumushqulay garad c.laahi cali ciid meysha maba ol maxa kenay garad c.lahi calcid wxu waxlaqebsanaya rag somaliyed meshan war sangali magen xinihisa ayu kugaray hadana farole haday isqabten wuxu tusay wuxu yahay wuna karbashay f.rolena wuxu yiri tan adigo an jogin ban gcanteda kudhisay sxb adaataga runti garadku sidi qof duday manoqon wuxu kusocday jibaradisa lkin f.role wuxu kumushquliyey warsangali marka war sangaliyo waxad tihiin asal madorshe sxbyal garad c.lahi cali ciid malintu dhinto amaana malintasna bad oganaysa wuxu yahay .