Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sheekh Mustafe X.Ismail Fadliga Badinta Digriga DHEGAYSO

Sheekh Mustafe Xaaji Ismail ayaa Halkan ku Soo Bandhigaya Muxaadiro ku Saabsan Badinta  Digriga Alle isaga oo Sheekhu Aad uga Sheekaynaya muhiimada  uu Leeyahay in la xuso Alle Subxaanahu Waa Tacaalaa isla markaana la Badiyo Goobaha Diriga iyo Xuska Alle isaga ayaa Xumaan Dhan ka Nasahani, Majlis ama Fadhi Alle Lagu Xasuusanayo ayaa la Faray Nabi Maxamed Alle Naxariis Korkiisa Haka Yeelee, Sidoo kale Akhriga  Quraanka ayaa Sheekhu Xusayaa inay tahay Khayr alle loogu dhawaanayo.

 

Hoos ka Dhegayso.

007. Sh. Mustafa X. Ismacil- Fadliga fadhiyada dikriga


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Xaabsade- Xagee iska shabahaan Xaabsade iyo Xaglo-toosiye ?
- Oct 31, 2014
Iyadoo aysan mudnayn in qalin lagu qoro Xaabsade iyo Xaglo Toosiye, hadana waxaa dareenkayga ...
??????????????????????????????? Xisbi Siyaasadeeda Tayo Laantiisa Sudan oo Xafiis Ka Furatay Gobolka Gadarif
- Oct 31, 2014
  ...
moon Xoghayaha guud ee Q.M Banki Moon oo Mudisho soo gaaray (SAWIRRO)
- Oct 29, 2014
Ban Ki Moon oo diiday Garoonka Muqdisho inuu ku qaabilo M/weyne Xasan Culusoow iyo ...
??????????????????????????????? xaflad ay soo qaban qaabiyeey urur weynaha midowga Ardayda ka qalan jabisay iskulka Imaamu Al Nabawi Ee dalka Sudan oo ka dhacday khartoum+Sawiro
- Oct 29, 2014
  Dallada Mideesa Ardada Ka Soo Baxay Dugsiga Imamu Nabawi Ee Wax Kabarta Sudan   Ayaa ...
jidbaale Khaatumo oo Xubno u Dirsatay Shirkii Ferederaalismka ee Adis-Ababa( Sawiro)
- Oct 27, 2014
Adis-Ababa( Galgalanews) Shir ay isugu yimaadeen xubnihii maamulka Khaatumo uga qayb galay shirkii Addis ...
Maxamed Abdulqaadir Masuul ku dhaliilay Madaxda Puntland shir uu ku qabtay Garowe “Daawo”
- Oct 27, 2014
Agaasimihii horre wasaarada deegaanka iyo duurjoogta Puntland Maxamed Cabdulqaadir Barre ayaa maanta shir jaraa,iid ...