Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Sheekh Umul iyo Fadliga 10- Dul xijj Khudbadii Jimacaha Masaajidka DHEGAYSO

Nairobi:(GalGalanews) Waxaa Alle mahadii goordhaw marka ay khudbada Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ay dhamaatay inoo soo gaaray si deg deg ah khudbada sheikha uu ka jeediyey  masjid abubakar sadiiq ee Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Maanta waxa ay khudbada sheikha ku saabsaneyd Fadliga 10 ka maalin eee dulxijj Asagoo sheikha dadka aad Aad ugu booriyey in ay Acmaasha saalixa ay 10 kaan maalin ku dadaalaan maadaama ay tahay fursad iyo bilad alle uu bixiyey sheikhane wuxu sheegay sidoo kale in Acmaasha loo baahanyahay in lagu dadaalo ay tahay acmaasha saalixa uusan aheyn camalkastoo ..

 

Khudbadii Sheekh Xafadidahulaahu Hoos ka Dhegayso.

 Salaada Jimcaha Sh Maxamed Cabdi Umal

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...