Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Tuulada Buula Gaduud Oo Huwanta u gacan gashay saacadihii la soo Dhaafay

 

Tan iyo markii ciidamda Huwantu ay gacanta ku dhigeen magaalda istiraatiijiga ee kismayo ayeey waxaa ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ku aadan in ay isku fidiyaan tuulooyinka hoos yimaada kismayo sida tuulooyinka dhaca waqooyiga kismayo

 

iyadoobna ay ugu danbeesay tuuulada Buula gaduud oo dhacda 30 km waqiiyiga kismayo

 

Ciidamda Soomalida ookaashanaya kuwa Kenya ayaa ku dhaqaaqay tuukadaas wax yar uun ka dib markii ay ka war heleen in ay isga baxeen maamulki islaamiga ee ka talinhyay goobta  kuwaa oo si nabad galyo ah kulla wareegay tuulada

 

Dadaka deegaanka oo la hadlahyay Galgalanews yaa noo xaqiijiyay in tuuladaasi ay shabab faarujiyeen kadib markii ay ka warheleen ion ay ku soo wajahnaayeen cudud Ciidan uu ku qalabeesan agabka milatry misane ay galbinyaaan dabaabaad Dagaal 

 

Xiriir aan la sameeynay saraakiishii ku sugneed goobta waxay sheegeen in goobta aysan aheen goob dagaal  hase ahaaatee difaac adag ay ka xiranyaan hareehaha tuuladaasi iyo dhulka hawdka ah  ee ku xeeran dhulkaasi Sidaa waxaa yiri Sheeq Saacid oo Ka mid ah saraakiisha shabaab

Hadaba la wareegida buula gaduud ee ay huwanto la wareegeen ayaa fududeehynesa in xarakadu al shabaab ay lumiyaan goob muhiim ah sida oo ay weerarada kaga soo qaadi jireen  magaalda muhiimka ah ee kismayo iyadoo u danbeesay weerar maalin ka hor ay ku qaadeen waqooyiga magaaladaagagaarka Jaamacada kismayo iyo dhagax Jabinta halka loogu yeero oo Fariisimo u Ah Huwantu.

 

waana tuuladii labaad ee waqooyiga magaalda kalla wareegaan xarakda al shabaaab tan iyo wixii ka danbeeyay hanashada kismayo

 

Jaamac Ukun

Xafiiska Kismaayo

Galgalanews@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

ucid Somaliland:- Xisbi Siyaasadeed oo ka hadlay Saax-Dheer DHEGAYSO
- Aug 30, 2014
Xoghayaha Xisbiga mucaaradka ah UCID ee Soomaliland oo daljir uga waramay sida ay u ...
guleed 6 Sanaag:- Shirweynihii Guuleed oo Maalintii labaad Madaxa-La Galay
- Aug 30, 2014
Shir weynihii dhaqan ee Guuleed ayaa Maalintii labaad Galay'Saaka oo Sabtid ah ayaa loo ...
gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...