Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Digniin Ku Socota Maammulka Waqooyi Galbeed

 

Ku: Beesha Caalamka

Ku: Qarammada Midoobay

Ku: IGAD  Ku: Ururrada Siyaadda

Ku: Guurtida iyo Odayaasha iyo siilaanyo

Ka: Yassin S Dualeh

Annaga oo ku hadalayna magaca beelaha Gobolka Sanaag, iyo Badhtamaha,Haylaan waxannu uga digaynaa maammulka la magac baxay Somaliland, in aanay waxba ka khusayn dadka aannu magacooda ku hadlayno, madaxbannaanida ay sheeganayaan.

 

Waxannu beesha caalamka iyo dhammaan intii danaynasya, danta ummada Soomaaliyeed la socodsiinaynaa inaannu taageersannahay dawladda somaliyeed Sidoo kale, hadalkii uu yiri Mahiiga, oo ahaa midnimada Soomaaliyeed inay tahay mid muqaddas ah, waannu ugu hambalyaynaynaa.

 

Isla mar ahaantaas, waxannu xaaraantinnimaynaynaa wixii ummada u horseedaya kala qoqobid iyo kala tag. Dad lagu soo doortay magaca beeshayada ma joogaan Hargeysa. Waxa beeshu la qabtaa Soomaaliweynta kale in la soo celiyo dawladnimadii iyo sharaftii dalka, lana dhiso maammul Fedaraali ah sida lagu tibaaxay qodobbada heshiiska dawlada federalka ah.

 

Kadib markii aan aragnay weeraarka qawaan oo aay wadaan maamulka Hargeysa ee Gobollada  Woqooyi Galbeed ee Somaliya

Garawsan ujeedada ka dambaysa iyo nuxurka uu xambaarsan yahay qoraalkan

baal-xooftada iyo caga-juglaynta ah ee Col. siilaanyo waado

Aragnay warbixinno madax bannaan oo tibaaxaya hub urursi iyo xaalufaysi  dagaal oo uu bilaabay Col.siilaanyo isaga oo adeegsanaya Gheellaha Jibouti   uuna u socdo dhulkaa maakhir

Garowsan daandaansiga aan geedna loogu soo gaban ee Maamulka Hargeysa ku  sheeganayo gobollo ka mid ah degaanadda hoos yimaada soomaliya sida ku cad  dastuurka iyo mabaa’diida assaaska u ah dhismaha iyo jiritaanka Dawlaada somaliyeed,

 

Waxaan uga digaynaa Maamulka Gobollada Woqooyi Galbeed ee Somaliya     (

  • Uu ka waantoobo falalka daandaansiga ah ee uu ka wada gobollada Sanaag & Haylaan oo ka mid ah Dawlada somaliyeed,
  • In uu ogaado in Maakhir ay difaaci doonto dhul kasta oo ka mid ah  dhulka iyo deegaanadda hoos yimaada DG Maakhiir,
  • In aanay shacab weynaha Maakhir aynana u dulqaadan doonin gardarada aan geed loogu soo gaban ee Col.siilaanyo wado, iyo
  • In uu ogaado in cawaaqib xumada ka dhalata dagaal uu huriyo Dambiile  Dagaal Col. Siilaanyo ay ku halligmi doonaan oo keliya ummadda Somaliyeed oo aan waxba galabsan.
  • Waxaan sidoo kale ugu baaqaynaa shacabweynaha Somaliyeed ee Gobollada  Woqooyi Gableed

  • Ay ka digtoonaadaan gulufka colaadeed ee uu hurinaayo Dambiile Dagaal  Col Siilaanyo,
  • Aanay ogolaan  colaad oo laga dhex huriyo shacabka walaalaha  ee Woqooyi Galbeed iyo Woqooyi Bari Somaliya,
  • Aanay raali ka noqon daadin dhibic dhiig ah oo qof ama ummad   Somaliyeed,
  • Aanay hilmaamin dhiigga iyo dadka uu Col Siilaanyo ku xasuuqay kalshaale buhoodle,sanaag.laascanood.Boorame
  • Waxaan sidoo kale ugu baaqaynaa Mutacalimiinta, Cuqaasha, Wax Garadka, Culumaa Al Diinta iyo inta jecel samaha iyo wanaaga ummadda Somaliyeed ee ku nool Gobollada Woqooyi Galbeed in ay ka fejignaadaan falalka xabaala  qufnimada ah ee uu Col siilaanyo dabada ka wado.

    Waxaan kaloo oo aan la socodsiinaynaa bulshada caalamku in ay xog ogaal u  ahaato daandaansiga, hub urursiga iyo hurinta guluf colaadeed ee Col Siilaanyo ka wado Gobollada Woqooyiga Somaliya

     

     


    <

    Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


    Comments are closed.

    lami-3 Daawo Sawirrada: Dhismaha Wado Laami ah oo la saarayo Suuqa Bakaaraha
    - Feb 24, 2015
    Dayactir ayaa ka bilowday wadada u dhaxeysa Isgoysyada Howl-wadaag iyo Baar Ubax, iyadoo wadadan ...
    DAAWO VIDEO: Faysal Waraabe  “Hargeisa ayaa Xamar ka wayn, lacagaha DF, S/land iyo P/land DAAWO VIDEO: Faysal Waraabe “Hargeisa ayaa Xamar ka wayn, lacagaha DF, S/land iyo P/land
    - Feb 24, 2015
    Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa isagoo cadhaysan wuxuu ...
    galgala660-640x345 Somalia: Puntland forces repel Al Shabaab attack
    - Feb 23, 2015
    Puntland Forces repelled an attack by Al Qaeda linked Al Shabaab militants on their ...
    Presentation2 OGAYSIIS:- Cal-Madow Women association
    - Feb 23, 2015
      Cal-Madow Women association  waxaa ay idin ogaysiinayaa inuu jiro shirwayne guud oo u furan ...
    alikhalif Prof Galaydh oo Arkay M.Xasan Sheekh +Sawiro
    - Feb 23, 2015
    Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr oo ay weheliyeen mas’uuliyiin reer Khaatumo ah ...
    galgala660-640x345 Puntland oo Guul ka sheegatay Dagaalkii GalGala
    - Feb 23, 2015
    Ciidamo ka tirsan Ururka Shabaab ayaa weerar ku ekeeyay fariisimo ciidamada Maamulka Puntland ay ...