Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Ogaysiis: Dhamaan Qurbo Joogta Maakhir Shir Teleconference:

 Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhir  Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu     Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doono Xaaladdaha ka Soo Cusboonaaday Degaanka Maakhir. Waxaa Inoo waramidoona

1.Wasiirka Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed

2. A/Waaxid Mohamed Hassan

3. Co/Abdulaahi Omar Cashuur

4. Gudoomiyaha Gobolka Badhan Mohamoud Ismaciil Ciyoon

5.Mayor Gobolka badhan Abdirizak Ciise

6. waxgaradaka odayaasha reer maakhir.

 

Numberka Shirka Waxaad Kala Xiriirta Yassin S.Dualeh (952) 594-5875 Maalinta Sabtidda 12 /01/12 Saacadda Shirka: Waa 1 duhur Ee Waqtigga Minnesota. 7da fiidnimo Ee London


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. Muktar smart says:

    War anigo ah wiil cowrmale badhan asliyan iska leh wax makala socdo marka side wax u jiraan.walaalyal.


Comments are closed.

community_leaders_and_ministry_of_water_at_the_SDF_project_launch_in_Hadaftimo_sanaag_region_of_Somaliland Somaliland:SDF-Funded Water Supply Development Project Launched in Hadaftimo District
- May 28, 2015
(Hadaaftimo-Sanaag)-Somaliland's Ministry of Water Resources has launched a new water supply project in Hadaftimo ...
Hoolka Baarlamaanka Somaliland Guurtida Somaliland oo Go’aan Diiday
- May 28, 2015
(Hargaysa Somaliland) Golaha Guurtida Somaliland ayaa kasoo horjeestey heshiis ay xalay magaalada Hargeysa ku ...
medium_cJ4rICWK Somalia: Al Shabaab’s al-Turki passes away at 73
- May 28, 2015
(Somalia-Galgalanews) Senior Al Shabaab official with USD 3 M bounty on his head Sheikh ...
qoorsheel Qoorsheel oo Dubai Gaadhay
- May 28, 2015
(Dubai-Galgalanews) Siyaasiga Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa gaadhay Dubai waxana uu Arkayaa Jaaliyadaha Somaliyeed Gaar ...
faro Maqaskii Dr Faroole oo Weli Nool!!
- May 28, 2015
(Bosaso-Galgalanews) Tan & Markii ay Xukuumadu Dr Gaas xilka la wareegtay waxay Horu u ...
Somaliland celebrates 20 years of independence and calls fo recognition from UK SOMALILAND-nimadu Ma In Naxariista Laga Tagaa ? – W/Q: A.A. Carab
- May 28, 2015
Wax ii geeyay Mooyi, ee waxaan ka war helay uun aniga oo ku dheygagsan ...