Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo 10 Arimood oo ay Ku Guuleysatay Xukuumadii Dr. Cabdiweli Gaas [VIDEO]

Muqdisho (GGN, 30 Nov, 2012) Masuul walba oo xil ka soo qabta Soomaaliya waxbaa lagu xasuusto marka la eego sida ay u wada shaqeeyeen gollihiisa xukuumadda, isaga iyo madaxweynaha iyo sidoo kale gollaha sharci dejinta amaba Baarlamaanka oo ah hay’adda ugu sareysa ee Dalku leeyahay.

Dr. Cabdiweli Gaas waxa uu hormuud u ahaa Xukuumadii lagu suntay magaca Badbaado Qaran taas oo ay dad badan oo Soomaaliyeed is tuseen in mudadii 16-ka bilood ahayd ee ay dalka siyaasadiisa soo waday ay qabatay waxyaabo galay taariikhda islamarkaana ay umadd badani ka marqaati kacayso in waxqabadkaasi uu ahaa mid dhaxal gal ah oo aan marnaba la dhayalsan karin.

Bishii Juun kadib heshiiskii Kampala markii uu is casilay Ra’iisul wasaarihii isaga ka horeeyay ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu xilka Ra’iisul wasaaraha usoo magaacabay Dr. Cabdiweli M Cali.

Haddaba VIDEO-gan soo socda waxaa diyaariyay WERIYE Cabdiqafaar Shire oo bishii July Booqasho ku tagay magaalada Muqdisho isagoona Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kala sheekaystay waxqabadkii xukuumadda Badbaado Qaran.

Bahda Galgala News

Muqdisho, Soomaaliya


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

IMG-20141020-WA0011 Boqor Burhaan oo ka hadlay Dhismaha Wadada-Ceerigaabo DHEGAYSO
- Oct 21, 2014
Badhan( Galgalanews) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Magaalada Badhan Gaadhay ayaa ugu baaqay dowlada ...
west_bank_grocery_thumb_other563_422 Xeer Cusub Ee Saacadaha U Kordhinaayo Meheradaha Muslimiinta Oo Maanta Meel Maray Golaha Degaanka Minneapolis.
- Oct 21, 2014
Xeer Cusub Ee Saacadaha U Kordhinaayo Meheradaha Muslimiinta Oo Maanta Meel Maray Golaha Degaanka ...
ggg Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Mohamed Iyo Khadra
- Oct 21, 2014
gacal iyo sukeeyaba guurkiina lagu farax. waxaa  Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad iyo gacaltooyo u ...
boqorka iiii Badhan :-Warmurtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Boqorka Daarood iyo Suldaanka Harti (Dhegeeyso)
- Oct 21, 2014
ka Diba Socaadaal uu dhowaan ku tegey Boqorak guud e beelah Daarooda Boqor burhaan ...
IMG-20141020-WA0010 Badhan:- Sawiro Dheeraad ah Booqashadii Boqor Burhaan e G.Sanaag
- Oct 20, 2014
Galgalanews waxay Halkan idiinku soo Gudbin Sawiro dheeraad ah oo ku saabsan Booqasahadii Boqor ...
boqor VIDEO:- Booqashadii Boqor Burhaan ee G.Sanaag
- Oct 20, 2014
Daawo Sawirada iyo Video Soo dhoweynta Boqorka Beelaha Daarood loogu sameeyay Degmada Baran ee ...