Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo Booqday Dekeda, Xarumaha Wasaradaha Ganacsiga,Maaliyada Arimaha gudaha -Sawiro+Dhagayso

Bosaso-GGN-Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan faroole ayaa Booqday maanta dekeda wayn ee Bosaso iyo qaybaha kala duwan ee wasaaradaha sida maaliyada,Arimaha Gudaha  iyo Ganacisga waxaana Booqashadiis aku weheliyay Qayba kamida wasiirada iyo masuuliyiinta Gobolka Bari.

Booqashada maxdaxwaynaha ayaa ahayd indha indhayn ku aadan sida ay u kala socoto hawsha dekeda isagoo sidoo kalen booqday Xarumaha wasaarada iyo dhismayaal laga hir galiyay dhawaan halkaasi waxaana socdaalkiisa ku weheliyay wasiirada kala ah,Wasiirka Dekeddaha,Gaadiidka Badda iyo la dagaalanka Burcadbadeed Eng. Siciid Maxamed Raage,Wasiirka Maaliyadda Faarax Cali Shire ,Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Eng.Maxamed Faarax Aadan,Wasiir Kuxigeeno,Aggaasimayaal iyo Saraakiil ka tirsan Xukuumadda ayaa la socday Madaxweynaha puntkabd C/raxmaan Faroole.

Booqashadan Madaxwaynaha uu ku Tagay goobaha uu booqdo ayaa ah sidii uu eegi lahaa Sida ay usocoto shaqada iyo dhaq dhaqaaaqa Ganacsiga dekeda iyo xarumaha kala duwan ee Wasraadaha iyadoo sidoo kalen lagu wado in madaxwaynaha uu booqdo gooba kale oo hor leh.

Xuquuqda Sawirada waxaa Leh Raxanreeb

Galgalanews -Bosaso


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Xaabsade- Xagee iska shabahaan Xaabsade iyo Xaglo-toosiye ?
- Oct 31, 2014
Iyadoo aysan mudnayn in qalin lagu qoro Xaabsade iyo Xaglo Toosiye, hadana waxaa dareenkayga ...
??????????????????????????????? Xisbi Siyaasadeeda Tayo Laantiisa Sudan oo Xafiis Ka Furatay Gobolka Gadarif
- Oct 31, 2014
  ...
moon Xoghayaha guud ee Q.M Banki Moon oo Mudisho soo gaaray (SAWIRRO)
- Oct 29, 2014
Ban Ki Moon oo diiday Garoonka Muqdisho inuu ku qaabilo M/weyne Xasan Culusoow iyo ...
??????????????????????????????? xaflad ay soo qaban qaabiyeey urur weynaha midowga Ardayda ka qalan jabisay iskulka Imaamu Al Nabawi Ee dalka Sudan oo ka dhacday khartoum+Sawiro
- Oct 29, 2014
  Dallada Mideesa Ardada Ka Soo Baxay Dugsiga Imamu Nabawi Ee Wax Kabarta Sudan   Ayaa ...
jidbaale Khaatumo oo Xubno u Dirsatay Shirkii Ferederaalismka ee Adis-Ababa( Sawiro)
- Oct 27, 2014
Adis-Ababa( Galgalanews) Shir ay isugu yimaadeen xubnihii maamulka Khaatumo uga qayb galay shirkii Addis ...
Maxamed Abdulqaadir Masuul ku dhaliilay Madaxda Puntland shir uu ku qabtay Garowe “Daawo”
- Oct 27, 2014
Agaasimihii horre wasaarada deegaanka iyo duurjoogta Puntland Maxamed Cabdulqaadir Barre ayaa maanta shir jaraa,iid ...