Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxwayne Xasan oo Dalka dib ugu Soo laabtay ,Maxaase ka helay Safarkii Kenya.

Muqdisho-GGN-Madaxwaynaha Somaaliya ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safo uu ku soo maray Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti isagoo halkaasi kulamo kala duwan uu lasoo qaatay madaxadii dawladahaasi waxana uu kala hadlay xaalada Somaaliya in ay ka taageeraan dhanka Amaanka  iyo Horumarka.

Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugusoo laabtay Dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari,Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliyey oo wafdiga ka mid ah Ra’isulwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Qaranka.

Madaxwaynah ayaa saaka kasoo baxay Dalka itoobiya isagoo maalmahan safar halkaasi ku joogay waxaana madaxwaynuhuu la kulmay Raysal wasaaraha Dalkaasi isagoo kala hadlay in ay ciidamada Milatariga dhisaan,waxaana uu sidoo kale kala hadlay dhanka wada shaqaynta labada dal.

Kenya

Sida aan hore usoo daabacanay wararkaygii hore oo aan ku sheegnay in Madaxwyanaha lagu waday inuu aado Dalka Kenya halkaasi oo kulamo kala duwan la yeelan lahaa madaxda Dalkaasi isla markaan waxaa yimi khilaaf ka dhan ah wada hadalka labada dhinac oo ku aadan Arimaha jubooyinka.

Madaxwayne Xasan ayaa isagu ka xanaqay siday sida y noo sheegeen ilo ku dhow in dawlada Kenay ay sheegtay in ay iyadu  maamulka u samaynayso isla markaan aanay uga fadhiyin dawalda Somaaliya sidaasi darteena uu madaxwayne Xasan uga baaqday Dalka Kenya.

Wararka ayaa waxay sidoo kale sheegayaan in ilaa iyo intii uu ku sugnaa dalka itoobiya Madaxwaynaha in ay socotay wada hadal ku aadan arimaha jubooyinka kadib dood dheer waxaa dhacay khilaaf iyadoo laysku afgaran waayo lama garan karo hadafka kale ee xiga laakin waxa uu go’aansaday madaxwayne Xasan in uu dalka dib ugu soo laabto.

Sikastaba Socdaalk iyo safarkisii labaad waxa uu madaxwyanaha Dalka dib ugu soo laabtay duhhurnimadii maanta magaalada Muqdisho oo si wayn loogu soo dhaweeyay.

Galgalanews -Adsi Ababa.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (8)

  1. best web hosting

    I think there may perhaps be considered a number of duplicates, but an exceedingly useful checklist! I’ve tweeted this. A lot of thanks for sharing!

  2. Sarasota real estate videos

    [...]we like to honor many other world wide web sites around the web, even though they aren?t linked to us, by linking to them. Below are some webpages worth checking out[...]

  3. Great Music says:

    Third Flower

    My wife and that i have already been now delighted that Albert could carry out his studies as a consequence of the thoughts he had via your web page. It is on occasion perplexing to just usually be freely giving steps which some people might have been…

  4. carb back loading diet

    [...]that will be the finish of this report. Here you will obtain some websites that we consider you?ll appreciate, just click the links over[...]

  5. cheapoair promo code

    [...]Every after inside a while we pick blogs that we study. Listed beneath would be the most up-to-date internet sites that we choose [...]

  6. The Silent Shard

    This could most likely be quite practical for a few within your positions I want to don’t only with my website but

  7. The Birch of the Shadow

    I believe there may perhaps be considered a number of duplicates, but an exceedingly useful record! I have tweeted this. Lots of thanks for sharing!

  8. cheapoair promo code

    [...]usually posts some incredibly fascinating stuff like this. If you?re new to this site[...]


You must be logged in to post a comment.

gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...