Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Odayasha dhaqanka besha Gaashanbuur oo Baaq Talo iyo mahadnaq u dirtay cidkastoo hawsha dekeda wada|+Sawiro

Bosaso-GGN-Baaq mahad naqa ah ayaa waxaa soo saaray odayasha kasoo jeeda Beesha Gaashaanbuur kaasi oo ay usoo jeedinayaan  En Faysal Xawar iyo hawsha dekeda uu ka wado Magaalada Laasqoray odayaasha dhaqanka ee soo saaray baaqa ayaa ku sugnaa magaalada Bosaso .

Waxaan ay  shegeen oo Mahad ilaahaybaa iska leh ay u mahad naqeen hawsha is xilqaamka leh ee uu wado En Faysal Xanwar hadaba qoraal uu ku daabacan yahay baaqa mahadnaqa ah ayay nasoo gaadhsiyeen waxaana uu u qornaa sidan .

Qoraalku waa saan

Anagoo ku hadlayna codka beesha gashaan buureed qayba heeda kala duwan waxaan si qadarin iyo shud madleh usoo dhowaynaynaa hawsha uu wado Eng; faysal xawar oo ku wajahan dekada laasqoray,hadaba kulankan oo ay isug yimaadeen cuqaal iyo wax garad kaso ojeeda beeshaasi qodobadan hoos ku qoran .

Marka hore mahad ilaah baa leh marka xiga waxaa xusud iyo xushmad mudan cid kasta oo dalka ukeenta faa iido wax ka bedesha masiirka dadka iyo dalka

Marka xiga waxaa xusid mudan jaaliyada warsan geli eek u nool imaraadka carabta oo door fiican ka istaagtay

Waxaa kaloo xusid mudan dowlada puntland oo fududaysay caqabada badan

Waxaana ilaahay ka rajaynaynaa in Eng; faysal xawar iyo cidii hawsha dekeda la wada ay ku guulaystaan

Waxaan ku tala bixinaynaa inay soo dhoweeyaan horumarka iftiimay dhamaan dadka soomaliyeed gaar ahaan reer puntland kana midaysnaadaan wixii caqabada ee ka horyimaada

Wabilaahi towfiiq

Waxaa baaqa si wada jir ah u soo saaray guurtida hoos ku qoran

1.bilaal khayre nabadoon

2.mursal maxamuud cabdi nabadoon

3. maxamed axmed shirwac aqoonyahan

4. c\raxmaan maxamed muuse guurti

5. cali siciid salaax guurti

6. maxamed ciise muuse guurti

7. siciid maxamed shirwac guurti

Magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ka socda hawlo lagu dhisayo dekeda iyo horumarka magaaladaasi iyado hawshaasina ay wado  Haayda MRC ee uu madax ka yahay Faysal Xanwar waxana baaqani uu ku saabsanaa mid mahadnaqa.

 

Galgalanews Bosaso


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ceer3 Ogaysiis: Jaaliyada Maakhir Ee MN Waxaa Loogu Baaqayaa Inay Kasoo Qaybgalaan Shir Muhiim
- May 21, 2015
ogaysiinayaa Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhiree Minnesota u sheegaynaa ina aay ka soo ...
gaas-jaaato.jpg 2 Madaxweynihii Facebooga
- May 19, 2015
Madaxweynaha Puntland oo Doorashada ku soo galay ilaalinta Warbaahinta ayaa ka Cadhooday Qormooyin aan ...
maakhir2 Ujeedo: Baaq Kaso Baxay Beelaha Bah-Ogayslabe iyo Bahwadaagtooda.
- May 19, 2015
(Ceerigaabo Galgalanews) Beelaha Bah-Ogayslabe ayaa Baaqna Soo Gaadhsiiyay Degalka GalGalanews.com waxana ay kaga hadlayaa ...
Qoorsheel & Hawada Somalia VIDEO Dhaq-Dhaqaaqa Siyaasadeed ee Qorsheel
- May 17, 2015
(Nairobi Galgalanews) Beryahan waxa socda Shirar Goos Goos ah ay wadeen Siyaasiyiin Reer Sool ...
Madaxweyne_Xasan_Burundi_4-610x250 Burundi: Pierre oo dib ugu laabtay dalkiisa
- May 15, 2015
Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayaa waxa uu tagay magaalada caasimadda u ah dalka Burundi, ee ...
gaas-jaaato.jpg 2 Dr Gaas oo loogu Baaqay Isbedel Siyaasadeed
- May 15, 2015
(Garowe-Galgalanews) La-taliyaasha dhanka Siyaasada & Sharciga ayaa la sheegayaa inay Madaxweynaha PL Maalmihii la ...