Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Warar hoose: maxey tahay sababta Gurguurte uga baaqday safarkii uu ku tagi lahaa Nairobi

Minneapolis-GGNews: Xassan Gurguurte si lama filan ah maanta hoygiisa dib ugu laabtey ka dib markii dowlada Keenya ay si xeeladeysan uga cudur daaratey kulanka Nayroobi ku dhex mari lahaa Xassan Gurguurte iyo Madaxweeynaha Keenya Mway Kabaki.

Tani waa dharbaaxo kulul oo siyaasadeed u soo hoyatey Xassan Gurguurte.

Sirdoonka dowlada Keenya waxeey gacanta ku dhigeen soona bandhigeen cadeeymo culus oo ifinaya falalka argaxisanimo ee Xamar looga maleegayo shacabka Keenya oo ay hormuudka ka yihin ganacsato iyo hawlwadeeno kala duwan si toos ahna ugu xiran Xassan Gurguurte iyo kooxdiisa Dulmi Jadiid.

Falalkaan wuxuushnimada ah waxeey si wanaagsan u ifinayaan hab dhaqanka siyaasadeed ee Xassan Gurguurte iyo kooxdiisa oo si fool xun uga dabaaqatay maamul u sameeynta Jubbaland, si aan gabad leheyna ugu coolaadiyay Shacabka Kenya ee aan walaalaha nahay.

Su’aasha xigta waxeey tahay Ilahey shacabka Soomaaliyeed ee ku abtirsada gobollada Jubboyinka iyo Gedo ma ku maneestey hadaf aqoon iyo karti, mise? Ma dowlada Keenya ama dowlado kale ayeey uga baahi qabaan in ay ugu yaboohaan aqli, aqoon iyo hadaf?


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO Khudbadii Cali Xaaji Warsame oo ka Sare Martay Khudbadihii Dr Gaas VIDEO
- Aug 29, 2014
Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Musharaxiintii ugu Cad Cadayd Doorashadii PL ayaa ...
galaydh Dhagarta Galaydh Oo Soo Iftiimaysa iyo Reer Buuhoodle iyo Widhwidh Oo Ka Indhala
- Aug 28, 2014
Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh: Oraah somaliyeed oo ...
nine Siyaasi Maxamed Cabdi Xaamud Nayn oo ka hadlay Shirka G.Sanaag DHEGAYSO
- Aug 28, 2014
Hargaysa( Galgalanews) Siyaasi Maxamed Cabdi Xaamud Nayn oo ka mid ah Ruug-Cadayaasha Siyaasada ee ...
612 Puntland:- oo Saaxo laga Rabo +Sawiro
- Aug 28, 2014
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac ‘’Tigay’’ iyo  Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada Puntland ...
5 Sanaag:- Guuleed Sidii Warbaahintu u Xigatay [Warbixin]
- Aug 28, 2014
Shirkii Guuuleed 2- ee ka Furmay Gobolka Sanaag Degmada Xingalool ayaa aad isha loogu ...
11 Sawiro Kale Guuleed 2-Sanaag
- Aug 28, 2014
Shirkii Beelaha Warsangali- Daarood ayaa Ka Furmay Degmada Xingalool ee G.Sanaag waxana Shirkaasi lagu ...