Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kulankii Gogol-xaadhka Shirweynaha Jaaliyada Maakhir Ee UK

Minneapolis-GGNews: WAXAA KADHACAY  MAGAALADA BIRMINGHAM EE CARIGA INGIRIISKA  02/12/12 SHIRWEYNE LOO GU
GOGOL XAADHAAYO SHIRWEYNEHA GUUD  EE BEESHA REER MAAKHIR  OO KA SOO JEEDA
GOBOLADA,SANAAG,HAYLAAN,BARI IYO JUBOOYINKA OO KA DHICIDOONA MAGAALADA LONDON
22/12/2012 KAAS  OO LA SHEEGI DOONO  GOOBTA IYO SAACADAHA UU DHACAYO MAALMAHA SOO
SOCDA,

kulanka wada tashshiga  shirkaas ayaa waxaa ka soo qaybgalay  dhamaan jaaliyadaha ku
kala nool gobolada  wadanka ingriiska,gaar ahaan jaaliyadaha magaalooyinka,

London
Birmingham
Leicester
Liverpool 

Waxaana laysku raacay in laga shaqeeyo midnimada iyo wada jirka iyo horuumarka
wadanka sida

1.     Midaynta iyo turxaan bixinta jaaliyada maakhir gudaha iyo dibedaba
2.     Dhiirigelinta maal gashiga iyo wax uqabadka deegaanada
3.     Ku boorinta in laga qayb galo la lana jaanqaado siyaasadda guud ee dalka.
4.     Ku wacyi gelinta bulshada reer maakhir inay han yeelato kana dhex muuqato
meelkasta oo soomaliyii wax ku qaybsanayso.
5.     in la sameeyo gudi midaysan oo ka kooban jaaliyadaha yurub ah,

qodobadaas iyo kuwo kale oo muhiima  ayaa laysku raacay ,waxaana shirkaas goob joog
ka ahaa wax garad  isugu jira aqoonyahano xildhibaano wasiiro ,odayaal culimo iyo
dhalinyaroba,waxaana kamid ahaa dad kii  kaqayb qaatay kulankaas magacyada hoos ku
qoran,

1.     Xasan Maxamed Saalax (Xasan Soomaali)
2.     Wasiir: Maxamuud Cali Kaanje
3.     xildhibaan; C/xakiim Maxamed Axmed
4.     C/risaaq Shiikh Omar
5.     Jamac Cabdi
6.     Khadar Maxamed Gaas
7.     Muxyadiin Sh Siciid
8.     Ahmed M Cabdalla Tigaana
9.     Maxamed Maxamed Adan
10.   Mahad Caliyoo
11.   Saciid M J dhegood
12.   C/rashiid Maxamud Abdi
13.   Omar Ciise Cali
14.   C/casiis Ahmed Sardheeye
15.   Maxamed S  Cumar
16.    Xuseen Cumar Axmed
17.    Maxamuud Cabdi Cabdalla
18.    Fuad Cali Maxamud
19.    Saalax Cabdi Boobe
20.     Xaaji saalax
21.     Cali Xidig

Ahmed Tigaana  tigaana@hotmail.co.uk


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...