Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha dowlada Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo maanta u dhoofay dalka Turkiga

Minneapolis-GGNews-Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

shukaanta

shukaanta2

Madaxweyne Xasan Culusoow, ayaa saddex cisho booqasho ku joogi doona dalka Turkiga, isagoo la kulmi doona madaxda Turkiga, sida Ra’iisul Wasaaraha Racep Tayyib Erdogan iyo Madaxweyne Cabdalla Gul.

Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Wasiirka Maaliyada Maxamuud Xasan Suleymaan, Taliyaha Maleeshiyaadka iyo saraakiil kale.

Madaxweyne Xasan Culusoow ayaa todobaadkii hore booqashado ku tagay dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, oo madaxda dalkaas uu kala soo hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin maamulka u samaynta Jubooyinka uu ka soo horjeedo isagu.

Meelaha uu tegi doono Madaxweyne Culusoow


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Maxamed Abdulqaadir Masuul ku dhaliilay Madaxda Puntland shir uu ku qabtay Garowe “Daawo”
- Oct 27, 2014
Agaasimihii horre wasaarada deegaanka iyo duurjoogta Puntland Maxamed Cabdulqaadir Barre ayaa maanta shir jaraa,iid ...
khaaaaatumo Khaatumo oo Markii ugu Horaysay ka hadashay La’haansha G.Sanaag (VIDEO)
- Oct 26, 2014
ee   Madaxweyni ku xigeenkii Hore ee Khaatumo Indha-Sheel ayaa Waraysi xiisa badan uu siiyay Mareegtan ...
Xaabsade Puntland:- Khudbadii Xaabsade uu ka Jeediyay Fadhigii Baarlamaanka VIDEO
- Oct 25, 2014
Garoowe( Galgalanews) Siyaasi Axmed Cabdi Xaab-sade oo bilihii lasoo dhaafey ku sugnaa magaalada Garowe ...
??????????????????????????????? Puntland:- Khudbadihii Kalfadhigii Baarlamaanka DHEGAYSO +Sawiro
- Oct 25, 2014
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin C/laahi Cumar Camey ayaa maanta furay kalfadhigii 34-aad ...
dhoore7 Jaaliyada Maakhir oo la Shirtay Madaxweyne Dr Gaas (DHEGYAYSO +Sawiro)
- Oct 25, 2014
London( Galgalanews) Guddiga Farsamada ee Jaaliyada Maakhir ee dalka UK gaar ahaan London ayaa ...
Boqor Burhaan Muxuu G.Sanaag ku Soo Arkay VIDEO Boqor Burhaan Muxuu G.Sanaag ku Soo Arkay VIDEO
- Oct 25, 2014