Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Urur Siyaasadeed 2aad ee Xisibyada PL oo Maanta Bosas looga dhawaaqay(Daawo Sawirada)

Bosaso:-Kadib Markii Iyadoo muddoyinkii dame ay soo baxayeen urursiyaasadeedyada lagadhawaqayay gudaha deegaanada puntland ayaa maanta markale waxa maagalada Bosaaso lagagadhawaqay xisbi cusub kaasi oo loogu magacdaray urusiyaasadeedka Hab-Raac.

 

Urursiyaasadedkaan ayaa waxa kumidaysan intabadan ganacsatada kusugan puntland gaar ahaana magaalada Bosaasob waxana xaflada kasoo qaybgalay dadweyne isugu jiray Ganacsato, culima awdiin, waxgarad iyo qaybaha kale Bulshadda.

 

Gudoomiyaha kumeel gaarka ah, ee ururkaan C/qaadir Axmed Ducaale oo kusugna dalka Qatar ayaa khadka telefonka kagashekeyay himilooyinka loo aas asay urursiyaasadeedkaan Hor-cad, waxana uu sheegay in Urursiyasadeedkani uu yahay mid muucaradda ujeedkiisuna yahayinuu kashaqaeeyo hormarka Dalka iyo Dadkaba .

 

Dhinaca kale Cali Ceelaayo oo isaguna kuhadlay afka ganacsatada ayaa tibaaxay in loo bahanyahay in lahelo ururo siyaasaded kuwasi oo kutartama hogaanka dalka, taasi oo uu kutilmaamay mid hormar u ah puntland.

 

Wasiir kuxigeenka dekeddaha puntland Mudanae C/shakuur Mire Aadan oo kuhadlayay afka xukuumada Puntland ayaa sheegay in tani ay utahay hor mar madama ujeedka dowlada ee ahaa hirgalaka nidaamka axsaabta ay hada suurtowday, waxaa uu intasi raaciyay in dowlada hada jirta ay ogoshahay ururo siyaaseed oo kulabaratama doorashooyinka madaxtinimo ee Puntland.

 

Ururkaan cusub ee Hab-Raac ayaa halkudhigisu yahay ururka hormarka iyo cadaalada waxana lagawardhowraya sida uu ugadhexmuuqda saaxadda siyaasada ee puntland.

 

 

 

 

 

 

 

                   Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Xubno mihiimhoo  ka mida Maal qabeenada reer Puntland

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudoomi 2Maxjar ee Maxaliga ah Ganacsade Cumar ismaciilWaaber

 

 

 

 

 

 

 

Xuseen Gacayte oo ka mida Dadka sida Wayn looga Yaqaan Degaanada Puntland

 

Shalay ayay ahamarkii Bosaaso lagaga dhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo lagu magacabo Ugub waxana kahoreyay ururka Horsed oo ay kumidaysanyhiin golaha xukuumada  hada jirta waxana uu ururkani noqonayaa midki sedexaad ee lagadhawaaqo gudaha Puntland.

 Galgalanews/Bosaso Puntland


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

gaas ciida Puntland:- “Dr Gaas Gen Muxiyadiin Xilka Anigu Kama Qaadin”( DHEGAYSO)
- Mar 29, 2015
Madaxweynaha PL Dr Cabdiweli M.Cali Gaas ayaa ka qayb Galay Barnaamijka Wacitaanka ee ka ...
osman Maakhir & Boqor Burhaan (VIDEO)
- Mar 29, 2015
Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Booqday Maxdafka Hidaha & Dhaqanka Somaliyeed ee ugu weyn ...
meheri Puntland:- Shirkii Beesha Meheri oo Furmay (Sawiro)
- Mar 28, 2015
Shir balaaran ayaa deegaanka Barwaaqo oo u dhexeysa deegaanka Bacaadweyn iyo dagmada Xarfo ee ...
WARAYSI-MORGAN WARAYSI: GEN: MORGAN oo ka hadlay Xaalada Somalia iyo Somaliland
- Mar 28, 2015
Gen: Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) ayaa mudo dheer kadib waxa uu waraysi siiyey Madasha ...
Alshabab Islamist fighters kill seven in Somali hotel, officials trapped
- Mar 27, 2015
MOGADISHU (Reuters) - Islamist militants blasted their way into a popular hotel in the ...
boqorka Boqor Burhaan oo Gaadhay Minneapolis (Daawo Sawirada)
- Mar 27, 2015
Minneapolis, Minnesota: Waxaa booqasho maanta ku yimid magaalada Minneapolis, Mn, Boqor Burhan Boqor Muse ...