Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamada Dawlada Federallka Somaaliya ee Muqdisho oo maanta Qarax lagu tuuray

Muqdisho-GGN-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamda DF Somaaliya oo maraya bartamaha magaalada ay ku tureen Bamka gacanta kooxda Al shabaab.

Ciidanka ayaa marayay Degmada Hawl wadaag ee magaalada Muqdisho iyadoo ay Bamkaasina ahaa midka gacanta lagu tuuro,inkastoo aan la shaacin Khasaaraha uu gaytsay balse waxaa ay warar ku sheegayaan inay ku dhawac meen dad Rayida ah iyo Askartii lagu tuuray .

Ciidmada ayaa hawl gal dhanka amaanka ah ku jiray xiligii lala eeganayay Qarax iyagoo watay gaadhiga ciidanka ,warbaahinta ayaa la xidhiidhay Taliyaha saldhiga hawl wadaag isagoo ka gaabsaday inuu arinkaasi ka hadlo .

Inta badan ciidamada oo wada hawl galada amaanka lagu sugayo ayay kooxda kasoo jeeda al shabaab ee haraadigeedi ku hadhay magaalada Muqdisho ay ka fuliyaan qaraxyo ay wax ku yeelayaan dadka rayidka ah iyo Ciidamda Amaanka .

Galgalanews -Muqdisho


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

aas Puntland:- DHEGAYSO Khudbadii Madaxda ee Safarkii Garaad Saleebaan
- Jul 26, 2014
Madaxweynaha PL iyo ku Xigeenkiisa ayaa hadal ka jeediyay Madaxtooyada markii lagu soo dhaweeyay ...
7 Badhan:- Hay’adda Adeso oo Maxaabiis ku Wareejisay Gogol +Sawiro
- Jul 26, 2014
Puntlandsun.com Hay’ada Adeso ayaa  Gogol Gudoonsiiyay Maxaabiista ku jirta Saldhiga Dhexe ee degmada Badhan, Agabkaasi ...
saleebaan “Garaad Saleebaan Khaatumo Waa dhalanteed”DHEGAYSO
- Jul 26, 2014
Puntlandusn.com Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa Maanta  Julay 26-2014- Gaadhay Caasimada PL ee Garoowe waxana ...
saleebaan Puntland:- Garaad Saleebaan oo Gaadhay Garoowe +Sawiro
- Jul 26, 2014
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimadda Sool,Sanaag iyo Cayna ayaa waxaa ...
daad Midnimadu Waa Furaha Nabadda iyo Cadaaladda Waana Cadowga shaydaanka
- Jul 26, 2014
 Waxaan ku Bilaabayaa Magca Alle ee Naxariis oo dhan Iska leh.   Qisadii Allah swtc inooga ...
cashara sawir fiican Shirka Xingalool oo laga hadlay DHEGAYSO
- Jul 24, 2014
Puntlandsun.com Cawad Axmed Cashara ayaa taageeray Shirka Degmada Xingalool loo Balansanyahay dhawaan waxa uu Shirkaasi ...