Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Musharax C/laahi siciid Samatar oo Bosaaso lagu soo dhaweyay-Dhagayso+Sawiro

Bosaso-GGN- Waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Basaso C/laahi siciid Samatar isagoo kasoo kicitimay wadanka isutaga Imaaraadka carabta oo u mudooyinkii halkaa ku sugnaa .

Soo dhawayntiisa waxaa ka qayb qatay qaybaha kala duwan ee bulshada  isimo waxgarad aqoon yahan Dad xilal kasoo qabtay Dawladii cade iyo xukuumada hada jirta waxaan ay dhaman dadkaasi si wayn usoo dhaweeyeen Musharax cablaahi sicid Samatar.

Kadib markii uu kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Bandar qasim ayaa losoo galbiyay dhanka hooyga uu ka dagan yahay magaalada Bosaso halkaasi oo uu kula hadlay saxaafada iyo dadkii so dhaweyay isla markaan uu ka warbixyay socdaalkiisa iyo Musharaxnimadisa.

Qodoba kala duwan ayuu ka hadlay oo ku saabsan Puntland iyo Xukuumada hada jirta qodobada waxaa kamid ahaa sidan

01. Xukuumadda Cabdirixmaan Farole.
02. Baarlamaanka Dawladda Puntland.
03. Isimadda Puntland.
04. Caburinta Saxaafadda Puntland.
05. Mudaharaadka Qardho.
06. Dimuqraadiyadda iyo Nidaamka
Xisbiyadda Badan.

Waxaa uu si wayn talo ugu soo jeediyay Xukumada hada jirta isagoo sheegay in  wakhtigu uu kaga eeg yahay 7 janawari isla markaan ay isi soo sharaxaan hadii ay doonayaan balse ay ilaaliyaan sharciga waa sida uu hadalka u dhigay Musharax Samatar.

Hoos Ka dhagayso Codka oo dhamaystiran.

 

 

Musharax Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar

Galgalanews-Bosaso

Dhagayso Hoos


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

galaydh taleex Shan ayaa Dhimatay Taleex
- Apr 21, 2015
Degmada Taleex ee ka tirsan G.Sool waxa ku diriraya Beelo wadda dege deegaankaasi kuwaasi ...
taleex Puntland:- Five Killed in Taleh Clan Fighting
- Apr 21, 2015
(Taleh-Galgalanews.com) At least five fighters from the opposing sides have been reported killed after ...
_82469825_82469824 Sadexo Casho Baroor Diiq ah Ethiopia
- Apr 21, 2015
(Adis-Ababa-Galgalanews) Dalka Ethiopia ayaa bilaabay Dhaqan Galinta Sadex Casho ah oo Baroor Diiq loogu ...
police Kenya suspends police over Garissa ‘security failings’
- Apr 21, 2015
Seven top policemen have been suspended in Kenya following an inquiry into security failings ...
11000827_1030936013602910_8880640522512099286_n Puntland:- G.Xuquul Insaanka oo Lagu soo dhaweeyay MINNESOTA (VIDEO)
- Apr 21, 2015
Gudoomiyaha Hay'addaha Xuquul Insaanka Maxamed Y.Cali ayaa Gaadhay Minnesota waxana ku soo dhaweeyay Jaaliyada ...
bosaso Bosaaso: Bayaankii Culumada ( VIDEO)
- Apr 21, 2015
Magaalada ayaa lagu soo gaba gabeeyay Gaar ahaan masaajidka al-Rowda Nadwo Diini ah oo ...