Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka waxbarashada Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqday Sanaag, Haylaan iyo Karkaar (sawiro)

  • Minneapolis-GGNews:Wasiiirka Waxbarashadda Puntland Cabdi Faarax Siciid ‘Juxa’ iyo wafti katirsan wasaaradda Waxbarashadda oo kormeero Waxbarasho kusoo maray gobolada , Nugaal, Karkaar , iyo Sanaag ayaa soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari .

    Waftiga waxa ay subixii hore ee shalay kasoo ambabaxeen degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaayeen, Iyagoo kormeero waxbarasho ku sameeyeen dhammaan dugsiyada kuyaala gobolada Haylaan iyo Badhan oo ay kamid yihiin, Dhahar, Xingolol, Ceelbuh, Jiingada, Badhan iyo Hadaaftimo.

Waftigu waxa ay saddexda maalmood ee soo socota ku sugnaandoonaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, Waxayna kormeer ku sameenayaan dugsiyada waxbarasho iyo Jaamacaddaha kuyaala magaalada Boosaaso, Iyagoo kadibna dib ugu laaban doona Magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Siciid ‘Juxa’ oo la hadlay shacabka gobolada Haylaan iyo sanaag ayaa balan qaaday mashruuc laba dugsi looga hirgalinayo Haylaan iyo Sanaag.

Mashruucaasi ayaa qayb ka ah barnaamij dhanka waxbarshada oo Midowga Yurub uu maal galinayo oo laga fulinayo sideeda gobol ee Puntland.

Deegaanada wasiirka waxbarshada uu booqday Hadaaftimo, Ceelbuh iyo goobo kale ayuu kormeerid guud uu ku sameeyey dugsiyada waxbarshada, waxaa uu aqlabalay codsiyo ay shacabka qaarkood soo jiyeen oo ku wajahan dayactir lagu sameeyo dugsiyada waxbarshada qaarkood.

Halkaan hoose ka daawo sawirada waxbarshada.

Dugsiga sare ee  Mumtada Qardho
Dugsiga sare sheekh Cismaan Qardho

Wasiirka waxbarshada Md Juxa iyo kuxigeenka wasiirka Maxamed Cabdilahi
Soo dhoweyn G. Sanaag









“““““











 
 

 

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

khaliif ciise Gen Khaliif Ciise Mudan” Wel Wel baan ka qabaa Hanaanka Siyaasadeed ee PL” VIDEO
- Oct 19, 2014
Nairobi( Galgalanews) Wasiirkii horre Amniga Dowlada Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay sababta ...
koor Garoowe:- Lacag Xil ku Bedelasho ( Warbixin)
- Oct 19, 2014
Garoowe(Galgalanews) Maamulka Dowlada hoose Garowe oo ah mid kasoo jeeda rijiimkii maamulkii uu hogaaminayay ...
mp-asha-2 Xil. Caasha Cabdalla oo ka hadashay Aqoonsiga Somaliland Cida uu ku Xidhan-yahay (VIDEO)
- Oct 19, 2014
Siyaasiyada Caanka Caasha Axmed cabdalla Ayaa ka hadashay  Go’itaanka maamulka Soomaliland Iyo waliba Qaabka ...
sheekh-mursal G.Sanaag oo laga Bogaadiyay DFS VIDEO
- Oct 16, 2014
Xingalool( Galgalanews) Waxgaradka Degmada Xingalool ee G.Sanaag ayaa si Guud u soo dhaweeyay Hashiiskii ...
qarjab G.Hore ee G.Nugaal oo Daadifeeyay Hadalkii Cabdi-Qaybdiid VIDEO
- Oct 16, 2014
Gudoomiyihii horre Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” ayaa jawaab kulul ka bixiyey diidmada ...
khaliif ciise Gen. Khaliif Ciise Mudan oo War-Saxaafadeed Soo Saaray
- Oct 16, 2014
Gen Kaliif  Ciise    Mudan oo ah  siyaasiyinta ugu  Tunka weyn Maamulka  Puntland   Wasiirkii ...