Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Ismaaciil C. Geelle, wuu la kala saftay Shacabka Soomaaliyeed” Hogaamiyaha Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti

Waraysi gaar ah oo Ogaal Radio la yeeshay Madaxda guud ee Dalada Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti, mudane Ismaciil Geedi Xareed ayaa sheegay in Ismaaciil Cumar Geelle uu ku hayo shacabka Soomaaliyeed kala qaybin, wuxuuna mudanahaasi sheegay in Ummada Soomaaliyeed ay si guud uga qayb qaateen Xoreyntii iyo taageeradii Shacabka Walaalahood ah ee reer Jabuuti markii ay xornimada qaadanayeen , wuxuuna mudanuhu afka ku dhuftay in Shacabka Soomaaliyeed aan loo baahnayn in lala kala safto, loose baahnaa in la isku keeno, wuxuuna mudanuhu sheegay in arrinkaas ay shacab ahaan aysan ku raacsanayn Ismaaciil C. Geelle.

 

 

Mudane Ismaaciil Geedi Xareed

Hadalka ka soo yeeray Madaxda guud ee Dalada Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti mudane Ismaciil Geedi Xareed ayaa cadayn u ah in 100% Ismaaciil Cumar Geelle uu la kala safan yahay shacabka Soomaaliyeed, isla markaasna uu God dheer ku riday Wadajirkii Ummada Soomaaliyeed.

Mudane Ismaciil Geedi Xareed oo ka hadlayey Xaalada Jabuuti ayaa quus ka uujiyey siyaasada dowlada Ismaaciil Cumar Geelle. Dhaqaalaha ayuu ka dayriyey, Dimoqradaiyad la’aan iyo arrimo kale, wuxuuna kaloo sheegay in Wadanka aysan jirin wax madax banaani ah.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ceer3 Ogaysiis: Jaaliyada Maakhir Ee MN Waxaa Loogu Baaqayaa Inay Kasoo Qaybgalaan Shir Muhiim
- May 21, 2015
ogaysiinayaa Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhiree Minnesota u sheegaynaa ina aay ka soo ...
gaas-jaaato.jpg 2 Madaxweynihii Facebooga
- May 19, 2015
Madaxweynaha Puntland oo Doorashada ku soo galay ilaalinta Warbaahinta ayaa ka Cadhooday Qormooyin aan ...
maakhir2 Ujeedo: Baaq Kaso Baxay Beelaha Bah-Ogayslabe iyo Bahwadaagtooda.
- May 19, 2015
(Ceerigaabo Galgalanews) Beelaha Bah-Ogayslabe ayaa Baaqna Soo Gaadhsiiyay Degalka GalGalanews.com waxana ay kaga hadlayaa ...
Qoorsheel & Hawada Somalia VIDEO Dhaq-Dhaqaaqa Siyaasadeed ee Qorsheel
- May 17, 2015
(Nairobi Galgalanews) Beryahan waxa socda Shirar Goos Goos ah ay wadeen Siyaasiyiin Reer Sool ...
Madaxweyne_Xasan_Burundi_4-610x250 Burundi: Pierre oo dib ugu laabtay dalkiisa
- May 15, 2015
Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayaa waxa uu tagay magaalada caasimadda u ah dalka Burundi, ee ...
gaas-jaaato.jpg 2 Dr Gaas oo loogu Baaqay Isbedel Siyaasadeed
- May 15, 2015
(Garowe-Galgalanews) La-taliyaasha dhanka Siyaasada & Sharciga ayaa la sheegayaa inay Madaxweynaha PL Maalmihii la ...