Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Puntland: “Buuraha Galgala waa laga baabi’inaya qaswadayaasha ku dhuumanya alshaababka somaliland

Minneapolis-GGNews:Dawladda Puntland ayaa ku dhaaraatay inay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah kooxda  Alshaababka Somaliland oo ku sugan buurta Galgala ee Gobolka Bari,xilli toddobaadkan uu agaagasi dagaal ku dhexmaray ciidamada difaaca & cidan ka tirsan maleshiyaadka alshabaabka somaliland ee halkasi ku dhuumalaysanaya,

La tiliyaha Madaxweyanah puntland ee dhanka amaanka Axmed Doonyaale oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in kooxahani ay ka soo qulqulayaan koonfurta Somaliya,wuxuuna xusay in dhawaan la soo afjaro doon, shacabka & dawladuna ay ka midaysan yihiin tirtirada kooxaha firaxadka ah doonayana inay dhibaato & amaan daro ay ka abaabulaan deegaanada Puntland oo laga bartay nabad & horumar.

Doonyaale oo ka hadlayey qaabka ay Alshabaabka somaliland  ku garaan buuraha Galgala ayaa sheegay in dhulka Puntland uu yahay dhulbalaaran ayna jihooyin badan ka soo galaan oo bariga & bada ahaba,wuxuu tilmamay inay mid mid & lababa ay isku soo racaan,wuxuusan meesha ka saarin in dawladda Puntland ay la socoto dhaq-dhaqaaqa kooxdan ku jabtay dagaalada koonfurtu Somaliya, wuxuuna isagoo ka hadlaya uu yiri.

” ka harimayno ilaa aan baabino haddana waa lagu daba jiraa, bulshadana waxaa ku boorinayaa inay la shaqeeyaan ciidamada difaaca si looga hortego arxan lawayaasha ku qaraabanaya diinta Islaamka ee ka been sheegya,insha alaah dhawaan xubnaha fara ku tirska ah meelaha ay ku dhuumanayaan ayaan ugu tegynaa


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

gaas Puntland oo Cafiday Rag Dil Ajaanib Hore u Gaystay
- Sep 14, 2014
Garoowe( Galgalanews) Wararka aanu helayno baa sheegaya in Dowlada Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ...
calanka Pl Puntland:- Warmooge
- Sep 13, 2014
War-hooy Dadkaygow Laba Daan Dhexdoodiyo Dalqo Bahal Qof Galayoo Dirqi iyo Tu'Fool Adag. Dibaddowga Soo Baxay Halkii Shalayto lagu ...
abwaanka Garoowe:- COD Sir ah oo Madaxtooyada Puntland laga Duubay DHEGAYSO
- Sep 13, 2014
Garoowe( Galgalanews) Saraakiisha Madaxtooyadda Puntland ayaa Maanta Abaara Lixdii Subaxnimo dhanka Woqooyiga America Saacaduna ...
deked Bosaso Puntland:- Reer Bari oo in la Qanciyo Doonaya
- Sep 13, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Guux Siyaasadeed oo Baahsan baa ka dhex jira Magaalada Bosaaso ee isha ...
eng siciid ciid Puntland:- Eng Siciid Ciid oo Sharaxan
- Sep 13, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Eng Siciid Ciid Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha PL ayaa Sharaxan Markii ...
faroole “Dr Faroole Shan Sano Hal Maalin baan Cadaalad ka Arkay” Faallo
- Sep 13, 2014
Arar” Cadaalad in la bixiyo waa mid ka mid ah asbaabaha ay u taagnaan ...