Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ehellada Dhalinyaro U Xiran SNM oo ka derinya xalaadda Dhalinyaradaas

Minneapolis-GGNews—Qaar Kamida Ehellada Dhalinyaro ku xiran Xabsiyada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland  ayaa waxay Madaxda dowladda Ka codsadeen in ay wax ka qabato dhibaatooyin ku heesata dhalinyaradaasi Xabsiyada ay ku jiraan.

Sahra Axmed oo Kamida Ehellada Dhalinyarada ay dhibaatada ku heesato Xabsiyada kuyaallo Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegtay in Tacadiyo Fara badan Dhalinyaradaasi loogu Geesto Xabsiga sida Jirdil iyo Cunno Xumo Joogta ah

Sahra Axmed ayaa Sidoo kale waxa ay tilmaamtay in dhalinyaradaani ay ahayeen Kalluumeysato Doon la habowday Kadibna ay gacanta ugaleen Ciidamada Chisels Jasiiraddaasina Xabsi ay ku galeen Muddo 2 Sano iyo bar ah iyadoo dowladda Chisels ay ku eedeysay Dhalinyaradaas Fal Burcad Badeednimo ah hayeeshee Markii dambe ay usoo masaafurisay Soomaaliland

Sahra Axmed ayaa dhinaca kale waxa ay xustay  in muddo 9 Bilood ah ay ku xiranyihiin Xabsiyada Hargeysa islamarkaana ay la kulmeen dhibaato aysan kala soo kulmin Chisels sida ay hadalka udhigtay iyadoo ugu dambeyn Madaxda dowladda Ka codsatay ugu yaraan in Muqdisho loo soo wareejiyo dhalinyaradaasi si dhibaatada Haysata ay kaga baxaan

Maaha Markii ugu horeysay oo Cabasho laga Muujiyo qaabka lola Macaamilo Maxaabiista ku Jirta Xabsiyada Maamulka Soomaaliland waxaana arintaan ay ku soo beegmeysaa xilli Maamulka Soomaliland oo ballan qaaday in loo soo dhiibi karo Maxaabiista Burcad badeeda


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

medium_17hFJy7Q jawaari oo dib oga gurtey mooshinkii Ra’isulwasaaraha
- Nov 20, 2014
Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa laga soo xigtey hadalo muujinaya in mooshinkii ...
1170 Codsi Muhiim ah oo Dhamaan ku socda Umada Musliiminta ah
- Nov 20, 2014
Hibo C/laahi Axmed Diiriye (Cawl ) oo Aan Hadda Kahor Idiinsoo Bandhignay Sawirkeeda iyadoo ...
Capture8 Daawo sawirada buuraha gobolka Sanaag
- Nov 20, 2014
  Gobolka Sanaag waxaa uu noqondoonaa gobol degiddiisa ummadda Somali u tartanto mustaqbalka (In shaa Allaah), ...
shir-copenhagen-4 Aqriso War-murtiyeed laga soo saaray shirkii ka dhacay Magaalada Copenhagen
- Nov 20, 2014
1. Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare ...
Labo-Madaxweyne- KUMA AYUU SHABAHAA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH ? !!
- Nov 20, 2014
Qormadan waxaan ku eegi doonaa Meelaha ay iska Shabahaan Madaxweynihii u horeeyay ee waasha ...
519 Madaxda Puntland oo la kulmay Shirkad Somalilander ah “Sawiro”
- Nov 20, 2014
Koox ka socota magac shirkad la yiraahdo Somturk oo xafiis ku leh Hargeysa ayaa ...