Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Susan Rice oo ka Quusatay Inay Noqoto Xog-Hayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka.

Minneapolis_GGnews:Qoraal ay u qortay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayay Safiiradda u fadhida Dowladda Maraykanka Qaramadda Midoobey Susan Rice ku sheegtay Inay iska daysay Booska Xilka Xog-hayaha Arrimada Dibadda Maraykanka.

Susan Rice oo muddo hadda ku jirtay Buuq Iyo Isdifaac Siyaasadeed Kaddib Markii Siyaasiyiinta Maraykanka Iyo Dowladdo shisheeye ku tilmaameen mid aan u qalmin inay noqoto Xog-hayara Arrimaha Dibadda Maraykanka.

Sidoo Kalle Susan ayaa caqabaddo dhanka Xidhiidh Siyaasadda ah la kulantay Iyadoo Lagu eedeyay Inay Kaligood Taliyaasha Qaaradda Afrika sida Raysul Wasaarahii Dhintay ee Itoobiya Melez Zenawi ay u difaaci jirtay.

Waxaa Kalloo lagu eedeyay Sida ay ooga hadashay Dilkii Safiirka Maraynaka u fadhiyay Libya oo Lagu dilay weerar ka dhacay Magaaladda Bangaazi.

Hadda Jagada Xilka Xog-hayaha Arrimada Dibadda waxaa u taagan, John Kerry oo Sannadkii 2004 ku guulaysan waayay Xilka Madaxtinimadda Dowladda Maraykanka, haddana ka tirsan Guddiga Xidhiidha Arrimada Dibadda ee Maraykanka.Ogaentoday Press)- Qoraal ay u qortay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Brack Obama ayay Safiiradda u fadhida Dowladda Maraykanka Qaramadda Midoobey Susan Rice ku sheegtay Inay iska daysay Booska Xilka Xog-hayaha Arrimada Dibadda Maraykanka.

Susan Rice oo muddo hadda ku jirtay Buuq Iyo Isdifaac Siyaasadeed Kaddib Markii Siyaasiyiinta Maraykanka Iyo Dowladdo shisheeye ku tilmaameen mid aan u qalmin inay noqoto Xog-hayara Arrimaha Dibadda Maraykanka.

Sidoo Kalle Susan ayaa caqabaddo dhanka Xidhiidh Siyaasadda ah la kulantay Iyadoo Lagu eedeyay Inay Kaligood Taliyaasha Qaaradda Afrika sida Raysul Wasaarahii Dhintay ee Itoobiya Melez Zenawi ay u difaaci jirtay.

Waxaa Kalloo lagu eedeyay Sida ay ooga hadashay Dilkii Safiirka Maraynaka u fadhiyay Libya oo Lagu dilay weerar ka dhacay Magaaladda Bangaazi.

Hadda Jagada Xilka Xog-hayaha Arrimada Dibadda waxaa u taagan, John Kerry oo Sannadkii 2004 ku guulaysan waayay Xilka Madaxtinimadda Dowladda Maraykanka, haddana ka tirsan Guddiga Xidhiidha Arrimada Dibadda ee Maraykanka.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Alshabab Islamist fighters kill seven in Somali hotel, officials trapped
- Mar 27, 2015
MOGADISHU (Reuters) - Islamist militants blasted their way into a popular hotel in the ...
boqorka Boqor Burhaan oo Gaadhay Minneapolis (Daawo Sawirada)
- Mar 27, 2015
Minneapolis, Minnesota: Waxaa booqasho maanta ku yimid magaalada Minneapolis, Mn, Boqor Burhan Boqor Muse ...
6 Somaliland:-( Daawo C/raxmaan Saylici oo Gaadhay Washington)
- Mar 26, 2015
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici" oo maalintii Arbacadii ka ...
IMG_2271-450x300 Puntland:- Maxaa ka soo Baxay Shirkii Khamiisla ahaa ( Warbiixn +Sawiro)
- Mar 26, 2015
(Garowe Galgalanews)  Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda ...
IMG_1397 Puntland:- Faah Faahin Beelo Hashiis ku Gaadhay Karkaar (Sawiro)
- Mar 26, 2015
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Soo Dhoweyn Diiran Kala Kulmay ...
unnamed Somaliland:- Gabiley oo Xilal lala Kala Wareegay (VIDEO)
- Mar 25, 2015
(Gabaley-Galgalanews) Maayerkii Hore Gabiley iyo Maayerka cusub ayaa  waxa ka qayb Galay Masuuliyiin ka ...