Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Prof. Axmed Samatar dooro waa Dr. Faroole Dooro

Minneapolis-GGNews:Prof. Axmed Samatar dooro waa Dr. Faroole Dooro

Dadka qabiilka wax ku qiimeeyaa waxaa laga yaabaa inay is weydiiyaan labadan nin ee cinwaaka ka muuqda isku qabiil maahee muxuu qoraaga uga jeedaa? qoraaga qabiil wax kuma qiimeeyo ee waxaa uu wax ku qiimeeyaa akhlaaqda iyo dabeecadda iyo asluubta iyo daacadnimo. Waxaa fiican in qofka lagu eedeeyo ficilkiisa iyo waxa afkiisa ka soo baxa oo keliya.

Haddii aad aragto qof qof ku eedeynayo qabiilkiisa ama sida ilaahay u buuray ama caafimaad darro qofkaasi heshay qofkaasi waa qaldan yahay waana daciif. Ma aragtay kuwa dhaha afweyne, beerlaawe, afguduud, sokorow qabaa, tb buu qabaa cagaarshoow aas qabaa, timahiisa adag sankiisa was weynyahay shuluq waaye.

Waxaad garankartaa in qofkaasi aqoonta iyo fahamka buurista ilaahay ku yar tahay. Waxaaba ka sii yaab badan inuusan qofkaasi garanayn wax uu dadkaas ka sheego hadii uu garan lahaa madaxweynayaashaas waxa ay faleen ama ay yiraahdeen intaas ayaa ku filnaan lahayd. Qofka waxa uu ku hadlo ama uu ficil ahaan u sameeyo ayaa lagu eedeyn karaa oo kleliya. Labadan nine e kor ku xusan UMA QALMAAN HOGAANKA SOOMAALIYA.

Haddaba Faroole iyo Axmed Samatar maxay isaga midyihiin?

1) Waa nima aanan garanayn saamaynta waxa afkooda ka soo baxa oo aan u fiirsan hadaladooda.

2) Waa niman afkooda cadow badan ku samaystay oo ayaga doortay in la necbaado.

3) Waa niman aqoon sheegta ahadana aanan fahmi Karin Somali iyo beesha caalamkaba.

4) Waa niman ay dilootay islaweynin aan xikmad ku dhisnayn oo aanan awoodin inay raaligelin ka bixiyaan qaladaadka badan ee ka dhaca oo marwalba isla saxsan.

5) Haddii ay u imaadan dad shiraya ama meel fadhiya inay caayaan ayaa uga sahlan inay dadkaasi ixtiraamaan. Waxay aad u jecel yihiin madaxweynenimo fahamkeediina ma leh.

6) Faroole iyo Axmed Samatar waa rabshooleyaal midna Australiaa Police loogu yeeray midna USA policeka dalalkaasi report ayaa ka yaalaa.

7) Faroole dadka Soomaalida ee Maakhir iyo Khaatumo ka yimid ayuu argagixiso ku tilmaamay Axmed Samatarna Soomaalida USA ayuu ku tilmaamay dad aanan la aamini Karin oo dhalashada maraykanka u qaatay been been iyo dad aan lagu kalsoonaani Karin hadal kaas oo xataa caruurta saameyn ku yeeshay

9) Faroole iyo Axmed Samatar labaduba waxay rabeen inay madaxweyne noqdaan 2012 laakiin hadda waa quusteen oo dad yaqaan sida wanaagsan ee dadka loola hadlo weliba fahmi kara Soomaalida iyo beesha caalamka.

Faroole iyo Axmed Samatar weli ma maqal heesta Samatar ee:

Aaminay xusuusnow

Hadal wuxuu ammaan yahay

Inta aadan oranninee

Afka haduu ka soo baxo

Adiga uma adeegtidee


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

ceer3 Ogaysiis: Jaaliyada Maakhir Ee MN Waxaa Loogu Baaqayaa Inay Kasoo Qaybgalaan Shir Muhiim
- May 21, 2015
ogaysiinayaa Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhiree Minnesota u sheegaynaa ina aay ka soo ...
gaas-jaaato.jpg 2 Madaxweynihii Facebooga
- May 19, 2015
Madaxweynaha Puntland oo Doorashada ku soo galay ilaalinta Warbaahinta ayaa ka Cadhooday Qormooyin aan ...
maakhir2 Ujeedo: Baaq Kaso Baxay Beelaha Bah-Ogayslabe iyo Bahwadaagtooda.
- May 19, 2015
(Ceerigaabo Galgalanews) Beelaha Bah-Ogayslabe ayaa Baaqna Soo Gaadhsiiyay Degalka GalGalanews.com waxana ay kaga hadlayaa ...
Qoorsheel & Hawada Somalia VIDEO Dhaq-Dhaqaaqa Siyaasadeed ee Qorsheel
- May 17, 2015
(Nairobi Galgalanews) Beryahan waxa socda Shirar Goos Goos ah ay wadeen Siyaasiyiin Reer Sool ...
Madaxweyne_Xasan_Burundi_4-610x250 Burundi: Pierre oo dib ugu laabtay dalkiisa
- May 15, 2015
Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayaa waxa uu tagay magaalada caasimadda u ah dalka Burundi, ee ...
gaas-jaaato.jpg 2 Dr Gaas oo loogu Baaqay Isbedel Siyaasadeed
- May 15, 2015
(Garowe-Galgalanews) La-taliyaasha dhanka Siyaasada & Sharciga ayaa la sheegayaa inay Madaxweynaha PL Maalmihii la ...