Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa beelaha iyo jufooyinka ay ka soo kala jeedaan wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha cusub

Minneapolis-GGNews:Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa beelaha iyo jufooyinka ay ka soo kala jeedaan wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha cusub ee maalintii khamiistii uu magacaabay raisul wasaaraha Somalia taaso uu ku dhameystiray xukuumadiisa cusub, waxayna kala yihiin sidatan:-

 

1. Faarax Sheekh C/qaadir Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, (Beesha Shanaad/Reer Aw-Xasan)

2. Dr. Maxamed Nuur Gacal Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, (Hawiye/Murasade)

3. Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, (Daarood/Dhulbahante)

4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru dowlaha Maaliyadda, (Digil iyoMirifle/ Yantaar)

5. Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru dowlaha horumarinta iyo adeega bulshada, (Dir/Gadabiirsi)

Magacyada Wasiiro ku-xigeenada iyo beelahooda

 Beesha Shannaad

 

1. Xasan Ibraahim Maxamed Xasan Jabaan Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, (Beesha Shanaad/Ajuuraan)

2. Bashiir Maxamed Jaamac (Wasiir ku-xigeenka horumarinta, (Beesha Shannaad/Madhibaan)

3. Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeen cadaaladda, Beesha (Shanaad/Reer Xamar.)

4. Axmed Maxamed Maxamuud Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga, (Beesha Shanaad/Carab Saalax

 Daarood

1. Eng. Maxamed Aadan Axmed Wasiir ku-xigeenka arrimaha Dibada, (Daarood/Awrtable)

2. C/qaadir Sheekh Ismaacil Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga, (Daarood/Leelkase)

3. C/shakuur Cali Mire wasiir ku-xigeenka warfaafinta, (Daarood/Mariixaan)

4. Saciido Xasan Cusmaan Wasiir ku-xigeenka Kheyraadka, (Daarood/Warsengeli)Reer Salah

 

Digil & Mirifle

 1. Jamaal Axmed Barrow Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibada, (Digil iyo Mirifle/Jiido)

2. Cali Sheekh Maxamed Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika, (Digil iyo Mirifle/Shan Caleemood)

3. Maxamuud Macalin Yaxye Wasiir ku xigeenka hormarinta, (Digil iyo Mirifle/Disow)

4. Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku-xigeenka warfaafinta, (Digil iyo Mirifle/Garwaale) Dir

1. Jaamac Axmed Maxamed Wasiir ku xigeen arrimaha gudaha, (Dir/Isaaq/Habarjeclo)

2. Maxamed Xasan Aadan Wasiir ku xigeen maaliyadda, (Dir/Qubeys/Sure)

3. Maxamed Cali Xagaa Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, (Dir/Ciise)

4. C/raxmaan Maxamed Geedi Wasiir ku xigeenka Kheyraadka, (Dir/Isaaq/HabarAwal)

 

Hawiye

 1. C/raxman kulmiye Xirsi Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, (Hawiye/Shiikhaal)

2. Abuukar Xasan Cali (Maqaney) Wasiir ku xigeen Maaliyadda, (Hawiye/Gaaljecel/Caloofi)

3. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiir ku-xigeenka cadaladda, (Hawiye/Duduble.)

4. Nadiifo Maxamed Cusmaan Wasiir ku xigeenka howlaha guud, (Hawiye/Baadacadde)


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

risks-300x177 The Risks of Press Freedom in Ogaden
- Apr 14, 2015
(Adis-Ababa- Galgalanews) INSIDE OGADEN  In this report, we shall discuss, analyse and give an ...
Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO) Baaq Odayaasha G.Sanaag (VIDEO)
- Apr 13, 2015
(Bosaaso-Galgalanes) Odayaasha G.Sanaag ayaa Baaq ku taageeray Go'aankii  Maal-qabeenada PL ee ay ka soo ...
Capture17 The New Face of Somalia
- Apr 12, 2015
BY AARON CHRISTENSEN Political maps do not reflect the world as it really is but ...
11149324_632666113544421_5895521300973603893_n Isimada Maakhir ee Dhabta ah
- Apr 10, 2015
(Badhan-Galgalanews) Shir maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, oo ay isugu yimaadeen ...
boqorka1111 Beesha Beesha Siciid Harti (Dhulbahante)oo si qurux badan Boqor Burhaan Magaaladda Minneapolis usooo galbisay
- Apr 10, 2015
Minneapolis [GGNews] Beesha Siciid Harti (Dhulbahante) ayaa soo dhaweyn ballaaran ugu sameysay magaalada Minneapolis ee ...
Abaal_marin_Kuwait_DSC52391 Kuwait Fund: Signing Agreement in the Republic of Djibouti
- Apr 9, 2015
A Framework Agreement was signed between the Government of the Republic of Djibouti and ...