Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Cade Muuse oo soo gaaray Boosaaso sheegayna inuu u yimi xalinta Khilaafka Dawlada & Mucaaradka(Sawiro).

M-weynahii  hore Puntland Gen. Cadde Muuse  Xirsi ayaa goordhaweyd ka soo dagey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso halkaasi oo lagu soo dhaweeyay, waxaana uu la haldey warbaahinta waxaana uu sheegey in uu yimid Puntland ka qeybqaadashada arinta iminka taagan.

 

Gen. Cadde Muuse, waxa uu sheegey in uu la socdo xaaladaha Puntland oo uu mar kasta ka war hayay sidaasdarteedna uu doonayo in uu la kulmo Dawladda , Issimada, Waxgaradka iyo Shacabka si loo wadatashado oo aysan wax dhibaato ah u dhicin

Mar wax laga weydiiyay mudada Dawladda hada jirta inta ay ahayd markii uu  wareejiyay iyo iminkaba ayuu ka gaabsadey waxaana uu sheegey in uusan iminka ka hadleyn.

Cadde Muuse, waxa uu sheegey in uu isagu yahay nin odey ah oo doonaya wanaaga iyo nabadda Puntland uuna qeyb ka qaadanayo.

 

Mukhtaar Cabdi Faarax

kaamil571@gmail.com

 

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. Lizaveto says:

    Great pthotos!!! I realy canb4t reizlae that faces, the feeling under them. Seems like other type of human beings, the relation with pain and anguish change ourselves. My heart heats when I see these experiences of humanitary work.


Comments are closed.

galaydh taleex Shan ayaa Dhimatay Taleex
- Apr 21, 2015
Degmada Taleex ee ka tirsan G.Sool waxa ku diriraya Beelo wadda dege deegaankaasi kuwaasi ...
taleex Puntland:- Five Killed in Taleh Clan Fighting
- Apr 21, 2015
(Taleh-Galgalanews.com) At least five fighters from the opposing sides have been reported killed after ...
_82469825_82469824 Sadexo Casho Baroor Diiq ah Ethiopia
- Apr 21, 2015
(Adis-Ababa-Galgalanews) Dalka Ethiopia ayaa bilaabay Dhaqan Galinta Sadex Casho ah oo Baroor Diiq loogu ...
police Kenya suspends police over Garissa ‘security failings’
- Apr 21, 2015
Seven top policemen have been suspended in Kenya following an inquiry into security failings ...
11000827_1030936013602910_8880640522512099286_n Puntland:- G.Xuquul Insaanka oo Lagu soo dhaweeyay MINNESOTA (VIDEO)
- Apr 21, 2015
Gudoomiyaha Hay'addaha Xuquul Insaanka Maxamed Y.Cali ayaa Gaadhay Minnesota waxana ku soo dhaweeyay Jaaliyada ...
bosaso Bosaaso: Bayaankii Culumada ( VIDEO)
- Apr 21, 2015
Magaalada ayaa lagu soo gaba gabeeyay Gaar ahaan masaajidka al-Rowda Nadwo Diini ah oo ...