Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Future: Ku Saabsan Ardayda wax ka barata Khartoum sudan+Maqal

sida aan la socono khartoum sudan waxaa ku sugan arday badan oo wax ka barta Jaamacadaha ku yaala suudaan  kuwaa oo  ka soo safray gobolada iyo degmooyinka dallka soomaaliya si ay wax ugu bartaan dalkooda hooyo isla markaana uu daashaday dagaaladii sokeeye  ee soo maray dalka

 

Waxaa jira arday ka qalanjabisay Jaamacadaha ku yaalla dalkaan  kuwaas oo dib ugu laabtay dalkiii

ka sokow waxbarashada ardayda waxaa jira Raabidooyin ama Ururo ka dhisan goobta sida Raabidooyinka kisnaayo.Putland Somaliland, Khaatumo, Muqdisho,iyo Boosaaso.

 

safiirka iyo Qunsulka Somaliya u fadhiya suudaan wax ay in badan Haqabtireen  Baahidii somalida ku sugan khartoum kuwaas oo in badan ka caawiyay waxyaaban badan oo ay tabayeen

 

Hadaba  Feuturkaan oo cod ah waxaan ku eegaynaa sida ay ardaydu wax ugu bartaan  suudaan iyo jaaliyada ku sugan khartoum

 

Hoos ka Dhageyso Faaladdoo Dhameestiran

faallo

By Jaamac Ukun


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

gulee 111 Sanaag:- Ergadii ugu Taageerada Badnayd oo Shirka Guuleed Soo Gaadhay +Sawiro
- Aug 30, 2014
Xingalool( Galgalanews) Caaqil Abshir Qaadi oo ah caaqilka Guud ee beelaha Warsangali ayaa si ...
yubbe Boqorkii Beelaha Nuux Cumar oo la Bogaadiyay
- Aug 30, 2014
Qurba Joogta Reer Sanaag iyo Hayland  ayaa Bogaadisay Boqorka Beelaha Nuux Cumar ee Garab ...
Boqor Lagu soo dhaweeyay Xingalool- G.Sanaag VIEDO Boqor Shirka Sanaag Tegay VIDEO
- Aug 29, 2014
Boqor Ibraahim Maxamed Xasan' Boqorka Beelaha Nuux Cumar- ee Warsangali-Daarood  ayaa Gaadhay Xingalool oo ...
garaad Midnimada Sanaag iyo Hayland oo laga hadlay
- Aug 29, 2014
Waxaan ku bilabaaya magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh Awalan waxaa mahad oo ...
IMG-20140829-WA0005 Kampala:-Hormuudka Ardayda Puntland oo la caleema Saaray +Sawiro
- Aug 29, 2014
Xafladii Sanadguuradii 16 ee Puntland iyo Caleema Saarka Gudoomiyaha Ardayda PL ee Uganda ayaa ...
NicholasKey Baaq Caalamiya Saax-Dheer
- Aug 29, 2014
August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee ...