Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

UGUB oo laga reebay Urur siyaasadeedyada Puntland ee soo baxay iyo Gudoomiyaha Ururkaasi oo cambaareeyay Dowlada.

UGUB oo laga reebay Urur siyaasadeedyada Puntland ee soo baxay iyo Gudoomiyaha Ururkaasi oo cambaareeyay Dowlada.

Boosaaso ( SPR ) : Maamulka Urur siyaasadeedka UGUB ayaa ka hadlay ka reebitaanka Ururkooda,Ururada Siyaasadeed ee soo baxay,gaar ahaana ay shaaciyeen gudiga doorashooyinka Puntland.

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka UGUB Maxamuud Siciid Nuur dabayl ayaa ku tilmaamay Mu aamarad ay ka dambayso Dowlada Puntland ka reebitaanka Ururkooda,Ururada Siyaasadeed ee kasoo baxay Shuruudihii ay Gudiga doorashooyinka ay soo diyaariyeen.

Dabayl ayaa sheegay in jawaab cad ay ka bixin doonaan reebitaanka Ururkooda,Waxaanu ku eedeeyay Dowlada Puntland in ay qaabkii qabiilka ee laga gudbi lahaa ay ku dhaqmayso.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowlada iyo gudiga doorashooyinka oo ku aadan reebitaanka Urur siyaasadeedka UGUB oo ay Maamukiisu sheegeen in ay buuxiyeen shuruudihii laga rabay.

Maalintii shalay ayay ahayd markii ay gudiga doorashooyinka ay shaaciyeen Ururada siyaasadeed ee kasoo baxay shuruudihii laga rabay waxaana kamid ah Ururada soo baxay 1: Horseed,2: Hormarin iyo Cadaalad (HorCad),3: Midnimo,4: Ururka Dimuqraadiyada Puntland (PDP),5: Wadajir, 6: Ururka Dadka Puntland (UDAD).

By SPRNews


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

sahro Puntland:- Isbedeldoonkii oo Wasiir iska Casilay ( Warbixin)
- Jan 24, 2015
(Garowe Galgalanews) Warbixin ay ku shaacisay barta ay ku leedahay Internetka shabakada Garoweonline ayaa ...
ta13 Garowe oo lagu soo dhaweeyey G/sarre Cumar Abdullaahi “Sawiro”
- Jan 24, 2015
(Garowe Galgalanews) Waxaa maanta soo gaaray magalada Garoowe Taliyihii hore ee ciidanka Madaxtooyada Puntland ...
images Sanaag:- Dur-Duri oo laysku Diriray
- Jan 23, 2015
(Laas-Qoray-Galgalanews) Deegaanka Dur-Duri oo ka tirsan Magaalooyinka Xeebta Kulaala Sanaag ayaa laysku Diriray sida ...
IMG-20150122-WA0005 Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo lagu soo Dhaweeyay Cumaan (Sawiro)
- Jan 23, 2015
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo ka mid ah Isimada waa wayn ee Puntland ayaa ...
IMG_2058 - Copy Somalia: Puntland condemns Somaliland leader’s visit to Lasanod
- Jan 22, 2015
Somalia's Puntland Government has condemned a surprise visit by Somaliland's separatist administration leader  to ...
2015121635574240700866822US_MRAP_Africa US military donates MRAPs to African Union mission in Somalia
- Jan 21, 2015
The US military is set to transfer 20 repurposed, mine-resistant ambush-protected vehicles (MRAPs) to ...