Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xaflad laguna soo dhaweynya ardayda Cusub ayaa Ka dhacday Khartoum Sudan+Sawiro

Xafladaani oo aheyd mid  si aad loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu sagootinaayay sandkii tagay laguna soo dhaweeynayay sandka Cusub iyo ardaydi sanadkaani laga qaabilay  jaamacda ku yaalla sudaan

 

Furitaankii aaydaha qur,aanka kadib waxaa ka hadlay goobta qaar ka mid ah ka soo qeyb galyaashii xaflda kuwaa oo dhamaantooodi bogaadiyay ardayda cusub ee sandkaan ku ssoo biiraay jaamacdaha ku yiila sudan una dhabar adeegaan waxbarashada sida ay hadalka u dhigeen

in kastoo la filayo in uu xaflda ka soo qeyb gallo madaxweynha jamhuriyada soomaliya oo ku sugan sudan kana sooo qeyb galay  munaasabadiii 57 guuradii ka  soo wareegtay kolkii aay sudan ka xorowday gumeestihii ingiriiska  1955  janayo 1  ayaa hadana baaqatay  ka soo qeyb galkisa  sababo jiray aawadeed

 

dhextaallo iyo muuqaalo quxoon ay soo bangeen  ururada ka jira sudan ka dib waxaa uu  jawigu ku soo idlaaday jawi farxadeed

Hoos ka daawo sawirada

by jaamac Ukun


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

ciyoon2 Badhan:- M.Ciyoon oo Shaahado Helay
- Sep 18, 2014
Ururka ardayda Sanaag ee wax ka barta jaamacadaha iyo macaahida dalka Suudaan ayaa saaka ...
images DHEGAYSO:- Gaalkacayo Hakad ku Yimi Gaadiidka Dad-weynaha
- Sep 18, 2014
waxaa saaka shaqo joojin lagu sameeyay gaadiidka ay dadka raacaan ee bii'eelka sababo la ...
kaatumio Daawo VIDEO:- RW Somaliya oo ka Jawaabay”Arimaha Khaatumo & Somaliland
- Sep 18, 2014
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdwali sheekh Axmed  ayaa shalay galabkhudbad ka jeediyay xarunta Chatham House, ...
Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO Taariikhda Xingalool oo Dib loo eegay VIDEO
- Sep 18, 2014
Muuqaal Ka hadlaya Taariikhda Degmada Xingalool ayaa la Baahiyay'waxana lagu Waraystay Sheekh Mursal Siciid ...
shaqo Kormeer Puntland:- Shaqo Ka Fadhiisin Ma Haliilidoontaa!! +Sawiro
- Sep 17, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Madaxda Puntland Ma Jecla Haba Yaraatee" Wasiirka Talaabada Dheerya ee si ...
images (3) Daawo Faysal Cali waraabe oo Madaxtooyada dhexdeeda ugu hanjabay siilaanyo
- Sep 17, 2014
Hargeisa (Kalshaale) Waxaa maanta magaalada Hargeisa Buuq kusoo  dhaamaday kulan Axmed Siilaanyo uu yeedhay Labada ...