Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Soomaliya oo Khartuum Ardayda Kulla Kulmay+Sawiro+maqal

Xassan sheeq maxamuud iyo wafuud sare oo uu hor ka cayo ayaa maalin uun ka hor soo gaaray suudaan halkaas  oo uuga qeyb galay xafladii sanadguuradii 47 ka soo wareegtay markii  dalkaani ay xornimada   ka qaatee engiriiska

Munaasabadaasi ka dib xassan sheeq wuxuu kullan wadareed la yeeshay ardayda wax ka barata Jaamacadaha Suudaan Khartoum

iyADOONA XAFLADAASI  ay ka soo qeyb galeen ardayda wax ka barta suudaan iyo ururAada haweenka ku   sugan  suudaan khartoum

 

Xassan sheeq waxaa uu ka hor jeediyay arday hortooda qudbado qiiro galiyay  ka soo qeyb galayaashii xaflda  uguna baaqay in ay ardaydu is gacan qabtaan sida uu hadalka u dhigay madaxweynuhu

By Jaamac Ukun

hoos ka dhageyso  warbixinta

ukun

Hoos ka daawa Sawirada


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

galaydh Galaydh oo Taageero u tegay Mudug
- Jul 21, 2014
Bursaalax(Galgalanews) Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo Mar Noqday RW Somaliya kana mid ah Dadka ...
wariyaal Puntland:- Maalinta Madow Julay-21-2014-
- Jul 21, 2014
Barlamaanka Puntland ayaa ansixiyay Duhurnimadii Maanta Xeerka Warbaahinta oo Maalmihii ugu dambaysay horyaalay Golaha ...
soofe Puntland:- Garaad Soofe oo Taariikhdiisa laga hadlay DHEAGSYO
- Jul 21, 2014
Waxaa magaalada Buhoodle lagu aasay Garaad Abdulahi Garaad Soofe oo ka mid ahaa isimada ...
dayib Puntland:- Magcaabis Aan isu Dheeli-Tirayn
- Jul 21, 2014
Madaxweynaha PL ayaa wali Si is-daba Joog ah u Magcaabaya Kooxihii kala soo shaqeeyay ...
ssdf1327893897 Puntland & SSDF Yaan laysku Khaldin!!
- Jul 20, 2014
  "- Puntland & SSDF-- Halaka Saaro!! Somaliya ,wax Bur-Burisay SSDF USC,SNM,Laakiin Yaan qolo Gaar ...
9-Year-Old-Groom-Marries-62-Year-Old-Wife-Again South African schoolboy aged NINE marries 62-year old woman
- Jul 19, 2014
Puntlandsun.com  Nine-year-old Saneie Masilela has become the world’s youngest groom for the second time after remarrying the ...