Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gaalkacyo: Madaxwaynihii Hore ee Puntland oo si aad u saraysa Gaalkacyo lowgu soo dhaweeyay”Daawo”

MINNEAPOLIS-GGNEWS: Waxaa Shalay Soogaaray Magaaladda Gaalkacyo, Madaxwaynihi hore ee Puntland Mudane Cade Muusi Xirsi (Boqor) oo baryahaanba safar ku marayay qaarkamidda magaalooyinka Puntland, ayaa maanta si aad u heersaraysa lowgu soo dhaweeyay Magaaladda Gaalkacyo.

Shacabwaynaha reer Gaalkacyo oo qaybihiisa kala duwanleh ayaa Madaxwayne Cade kaga hortagey meel magaaladda aad uga baxsan.

cade

cade1

cade2

cade2

cade3

cade4

cade5

General Cade muuse ayaa sheegay in uu u yimid Gaalkacyo sidii Puntland loo badbaadinlahaa shacabkana la isugu soo dhawayn lahaa.

Madaxwanaha ayaa rajo fiican ka muujiyay rajadda in shacabka la isku soo jiido

cade6

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)