Ogaysiis ( Shir Teleconference) Dhamaan Jaaliyaddaha Reer Maakhir Dal iyo Dibadba

Filed under: Latest News |

MINNEAPOLIS-GGNEWS: Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Maakhir Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doon Waxbarashada iyo Jamacada Maakhir waxaanu soo xidhi doonaa Pro:Zakireye Haji Saciid iyo Aqoonyahano kale oobadan oo kahadlidoona waxbarashada waxaa iyana marti inoo ahaan doona ardayda waxka barta ugaadha,sudan,kenya iyo Somaliya.Jaamacadda waxaa loo furay in ay u adeegto oo badbaadiso guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana Gobolkan ama Mandaqadan Maakhir iyadoo ka duulaysa in ubadka soo koraya laga dhiso xaga aqoonta oo loo sameeeyo xirfado iyo shaqa abuur sidoo kale in ay jaamacadu hoy u noqoto Cilmibaarista oo lagu lafa guro baahida, dhibaha iyo sidii looga gudbi lahaa mustaqbalka.Kasoo qaybgal wanaagsan.

Goorta:AXDA, 01/06/13

Waqtiga: 9:00 PM ( ee Somaliya Time)

London 6:00pm

Minnesota 12:00pm {Duhurnimo}

 

Lambarka Teleconferenceka lagu soo galiyo kala xidhiidh Numbaradan 

Xidhiidhka: Fadlan la soo wac Numbaradan

Yassin S. Dualeh (952)594-5875

One Response to Ogaysiis ( Shir Teleconference) Dhamaan Jaaliyaddaha Reer Maakhir Dal iyo Dibadba

  1. Wow!!! Really like the depth and reception shots!! Oh, and almost everything in between! Wonderful.

    Dalton Gottemoeller
    May 8, 2014 at 12:47 am