Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Shirkii odayaasha dhaqanka Puntland oo kusoo gabagaboobay Degmada Goldogob”Sawirro”

MINNEAPOLIS_GGNEWS:Ajandayaasha Shirka ayaa waxa uu ahaa Dib u dhiska Kaabayaasha
Dhaqaalaha, Iskuxirnaanshaha Bulshada Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland.

Suldaan C/salaam Suldaan Maxamud oo ahaa Abaabulaha Shirka ahna Madaxa Xarunta Nabadda Geeska Afrika isagoo halkaas kasoo jeediyey Hadalo qiimo badan oo qeexayay Qiimaha Nabadda iyo Midnimadu leedahay sidoo kale wuxuu ku dheeraaday ujeeddooyinkii Shirka loo qabtay oo ahaa mid ka Madaxbannaan Siyaadda
Kuna ekaa dhaqanka oo kali ah.
Sidoo kale Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa Gabagabadii Shirka Kalmaddiisa Kajeediyey, wuxuu baaq u diray Maamulka iyo Shacabka Galmudug iyo dhanka Puntlad si la isugu Celiyo dad kasoo kala jeeda maamulaadaasi oo lagu kala heysto magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.

Suldaan C/salaam Suldaan Maxamuud ayaa halkaas ka akhriyey War
Murtiyeedkii kasoo baxay Shirka Dhaqanka Gobolka Mudug ee Puntland.

UJEEDO:- BAYAANKII AMA BAAQII KASOO BAXAY GABAGABADA SHIRKA

In dhamaan laga wada qayb qaato lagana wadashaqeeyo ilaalinta
nabadgalyada gobolka iyo midda guud,

In la iska kaashado nolosha iyo hor marka ummadda mida guud iyo mida gobolkaba,

In la ilaaliyo dhaqanka wanaagsan ee ku salaysan shareecada Islaamka
dhamaana wixii inaga ba’san loo xaliyo si wadajir iyo walaaltinimo ah,

Wuxuu shirku ku baaqayaa oo la isla qaatay in shirka lasii wado oo aan
la joojin ee kani uu noqdo kii bilowga ahaa inta laga gaarayo yoolkii
laga lahaa shirka,

Wuxuu shirkani ku baaqayaa in la iska kaashado hirgalinta kaabayaasha
dhaqaalaha, sida dhismaha wadada Galdogob – Garacad,

Isiimada Shirkaan ka qeybgalay baaqana soo saaray,

Ugaas Cali Ugaas Maxamed
Islaan Bashiir Islaan Cabdille
Ugaas C/qaadir Cilmi Filig
Sudaan C/salaam Suldaan Maxamed
Suldaan maxamed Jamac Shire
Islaan Xassan Cigaal
Suldaan Maxamed suldaan Maxamuud Cilmi Calas
Suldaan Maxamed Maxamuud Buurtinle
Suldaan Cabdi Bile
Suldaan C/rishiid Muuse Shire


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Alshabab Islamist fighters kill seven in Somali hotel, officials trapped
- Mar 27, 2015
MOGADISHU (Reuters) - Islamist militants blasted their way into a popular hotel in the ...
boqorka Boqor Burhaan oo Gaadhay Minneapolis (Daawo Sawirada)
- Mar 27, 2015
Minneapolis, Minnesota: Waxaa booqasho maanta ku yimid magaalada Minneapolis, Mn, Boqor Burhan Boqor Muse ...
6 Somaliland:-( Daawo C/raxmaan Saylici oo Gaadhay Washington)
- Mar 26, 2015
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici" oo maalintii Arbacadii ka ...
IMG_2271-450x300 Puntland:- Maxaa ka soo Baxay Shirkii Khamiisla ahaa ( Warbiixn +Sawiro)
- Mar 26, 2015
(Garowe Galgalanews)  Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda ...
IMG_1397 Puntland:- Faah Faahin Beelo Hashiis ku Gaadhay Karkaar (Sawiro)
- Mar 26, 2015
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Soo Dhoweyn Diiran Kala Kulmay ...
unnamed Somaliland:- Gabiley oo Xilal lala Kala Wareegay (VIDEO)
- Mar 25, 2015
(Gabaley-Galgalanews) Maayerkii Hore Gabiley iyo Maayerka cusub ayaa  waxa ka qayb Galay Masuuliyiin ka ...