Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

tababar kusoo dhamaaday xingalool+sawiro

xingalool-GGN waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey degmada xinaglool  tababar kusaabsaan kobcinta iyo tayanta waxbarasha degmooyinka reer guuraaga ah .

tababarkan oo soconayey mudo sedex cisho ah ayaa waxaa fulinayey NGO’ga maxaliga ah ee dandoor ,waxaana lagu baraneyey sidoo looga raaridi lahaa maskaxda dadka reer guuraaga ah faa’iidada waxbarashadu uleedahay aadanaha .

c/qani maxamud maxamed  oo ahaa macalinkiii bixinayey casharada lagu baranayey waxbarashada ayaa galgala news u sheegay in mashruucakani yahay mid aad u balaaran ayna ka faa’iidaysan doonaan dhamaan dadka degan g/sanaag .

aqoon iswaydaarsigakan ayaa waxaa soo gunaanaaday gudoomiyaha waxbarashada ee degmada xingalool mursal siciid oo kula dardaarmay ka qayb qaatayaashii kulanka inay aqoonta ay barteen ula noqdaan deegaanadii ay ka yimaadeen .

hoos ka daawo sawirada 

 

bahda xingalool

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

Credit Card Debt Relief Act – Taking Out A House Home loan? Study These Guidelines First!
- Aug 23, 2014
Choosing thе best home mortgage personal loan requires ɑ little time. Ύоu're not buying ...
In Need Of Debt Consolidation Support? Get It In this article
- Aug 23, 2014
Sometimes ʏou mɑy feel like уou aгe drowning in debts? Hɑve ƴou got а ...
Are Private Student Loans Unsecured Debt – Suggestions For Making Use Of Bank Cards
- Aug 23, 2014
Α lot of people Ьecome fully terrified օnce theʏ hear the ѕaying credit score. ...
Want To Know About Wines? Some Smart Ideas
- Aug 23, 2014
The plethora ߋf wine beverages іn the marketplace mіght be brain boggling. Ʀegardless of ...
Car Service New York City Car Service New York City
- Aug 23, 2014
Tips for proper car service and taxi etiquette First, keep in mind not to stumble ...
Excellent Ideas To Use When You Want Information About Wine
- Aug 23, 2014
Wine tasting аs a interest has brought away from remarkably lаtely. Red wine haѕ ...