Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Wasiirad Fawziya Yuusuf oo la weydiiyay Goboladda Jubooyinka inta ay ka kooban-yihiin iyo jawaabta ay bixisay

Wasiirka arimaha Dibadda ee Soomaaliya Fawziya Yuusuf oo aan kala aqoon 18-ka Gobol ee Soomaaliya ay kooban-tahay ayaa la weydiiyay su’aal ku saabsan Goboladda Jubooyinka ay kooban-yihiin,waxayna ku jawaabtay (Shabeelada-Dhexe,Gedo iyo Shabeelada-Hoose)taasi oo ku cadaynayso in Wasiiradan inay u baahan-tahay in la baro Goboladda ay ka kooban-yihiin Jubooyinka oo kala ah (Jubada-Hoose,Jubada-Dhexe iyo Gedo)inkastoo hadii la weydiin-lahaa Goboladda Somaliland ka kooban-tahay loo badinayo inay sixi-laheyd,maadaama 21-kii sanno ee ugu dambeeyay ay Hargeysa ku nooleyd,hilmaantayna magacyadda ay kooban-yihiin 18-ka Gobol ee Soomaaliya.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

2015215635595822541076595BerberaPort Somalia: DP World to run Somaliland’s Berbera Port
- Apr 25, 2015
Dubai-based firm, DP World is eyeing contract to handle services at Berbera port in ...
images Abaal Nin Guddaa loo Gallaa ( Abuukar Qaad-ka Carar)
- Apr 25, 2015
Arar" Gol-Gol Dhig" Murti baa leh: “Abaal raag rag baa leh” mid kalana waxay ...
cali waraabe “Faisal Cali Waraabe Bosaaso Ka Horumarsan Hargaysa” ( Muuqaal)
- Apr 24, 2015
(Hargaysa-Galgalanews) Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga  UCID oo Somaliland dib ugu soo laabtay waxana ...
Guddiga Dhismaha Jidka Ceel-daahir & Ceerigaabo VEDIO Guddiga Dhismaha Jidka Ceel-daahir & Ceerigaabo VEDIO
- Apr 24, 2015

baaq1 Baaqan waxaa soo diray qurbajoogta Beesha Ugaadhyan ee North America.
- Apr 23, 2015
  Tacsi & Baaq Baaqan waxaa soo diray qurbajoogta Beesha Ugaadhyan ee North America. Annaga oo aad ...
sahmais Dhageyso: Xoghayaha Xisbiga (UCID) ee Canada Shamis Qardo Jeex “Suldaan Waber meel dheer majiro
- Apr 23, 2015
Dhageyso: Xoghayaha Xisbiga (UCID) ee Canada Shamis Qardo Jeex oo Kuhor Kuftey Madasha#60 "Suldaan ...