Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ceelka Xiingalool oo La Dayactirayo+SAWIRO

Hay’adda Passa Weyn ayaa Gacan ka gaysatay Dayac tirka ceelka Magaalada Xingalool kaasi oo ah Ceel biyood Qadiimi ah oo Mudo laga Cabi Jiray, Maamulka ceelka Eng Hurre ayaa Sheegay in Maanta dib loo Habeeyay Ceelka isla markaana uu mudo Ciladi ku Jirtay
Wuxuu u Mahadnaqay Hay’adda sidoo kale Wasaaradaha ku Shuqulka lah ee Maamulka PL ayuu Fariin u diray Qayla dhaan ah taasi oo uu kaga Dalbanayo inay Qalab la soo Gaadhaan Ceelka Magaalada Xingalool
Ceelka Xingalool ayaa la qoday 1985- waxana Gacan ka gaystay Dowlada Shiinaha oo Markaasi Ceelal badan ka qodaysay Dalka Somaliya.

Galgala News Agency
Xiingalool

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


You must be logged in to post a comment.

faadil sawr haaf ah Rsanaag oo Waraysatay Gudoomiyaha Xisbiga Tiir DHEGAYSO
- Sep 19, 2014
RSanaag ayaa Waraysi  ku aadan Khilaafka Madaxda Somaliya wuxuu salka ku hayo la yeelatay ...
saaxo Puntland:- Saaxo oo la Bogaadiyay Leicester, UK VIDEO +Sawiro
- Sep 19, 2014
Leicester,(Galgalanews) Kadib markii shirka lagu furay Qur’aanka kariimka ah ayaa waxaa shirka si toos ...
sawir awaare Waraysi Ku Saabsan Ardayda Puntland ee Sudaan u Joogta Waxbarshada DHEGAYSO
- Sep 18, 2014
Kahrtuum:( Galgalanews) Cabdifataax Axmed Maxamed'Awaare' oo ka mid ahaa Ardayda Reer PL ee Sanadkan ...
caynte sawirkiisa Heritage oo ka hadashay Shirka Garoowe ee Shakiga Muujiyay DHEGAYSO
- Sep 18, 2014
Bosaaso( Galgalanews) Idaacada Radio Garowe ee xarunteedu tahay Magaalada Garoowe ayaa Waraysatay C/raxmaan Caynte ...
guri 4 Puntland:- XOG:- Adeega Wasiirka Maaliyada & Mushahar La’aanta Shaqaalaha +Sawiro
- Sep 18, 2014
Garoowe( Galgalanews) Tan iyo Markii Doorashada uu ku Guulaystay Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ...
Sawiro: Kulankii xukuumada Puntland iyo qodobadii kasoo baxay
- Sep 18, 2014
Garoowe( Galgalanews) Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo ...