Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! codkaaa Puntlandrise.com

Maamulka Gobolka Sanaag oo Olole Ugu Jira Dhismaha Saldhigyo Cusub.

Badhan : Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka Sanaag ee Badhan ayaa waxay tibaaxayaan in maamulka halkaas ka arrimiya uu bilaabay qorshe uu hore u ballan qaaday fulintiisa , kaasoo ah dhismaha saldhigyo cusub oo laga hirgelinayo degmooyinka kala duwan ee gobolka .

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon war qoraal ah oo uu ku daabacay barta uu ka degan yahay Facebook-gga ayaa wuxu ku sheegay in dad gaadhaya 50 qof ay isu diiwaangeliyeen bixinta tabarucaadka bilowga dhismaha saldhigyadaasi. Guddoomiyuhu wuxu intaas ku daray cinwaan lanbarka 00 252 90 232644 oo uu wato nin lagu magcaabo Maxamed Cismaan Xasan in lagu soo hagaajin karo tababarucaadkaasi , isagoo bulshada reer Sanaag ka dalbaday iney gacan ka geystaan arintaasi.

Hore ayaa maamulka cusub ee dhowaan loo magcaabay gobolka Sanaag wuxu sheegay inuu xoogga saarayo hirgelinta laamaha sharciga sida : Booliska , Maxkamadaha iyo Xabsiga , oo uu ku tilmaamay in horumarku ku xidhan yahay dawladnimada iyo kala danbaynta . Qorshahan ayaa maamulka cusub wuxu ku tilmaamay mid gobolka u soo jiidi karta indhaha hay’adaha , maalgashadeyaasha iyo weliba qurbe joogta.

Galgalanews


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)


Comments are closed.

Odayaasha Degmada Xingalool oo sheegay inay ka tirsan yihiin Gobolka Sanaag aysana wax shaqo ah ku lahayn Gobolka Hayland. Sanaag:- Mahad-Naq Ururka Al-Nasar ee UK ( VIDEO)
- Feb 28, 2015
(Xingalool-Galgalanews) Bulshada Degmada Xingalool ayaa dhanabaal Bogaadin ah Warbaahinta layska arko u Maraisay, Ururka ...
badhan16 Badhan oo Shir lagu Qabtay (VIDEO)
- Feb 28, 2015
(Badhan-Galgalanews) degmada Badhan ee G.Sanaag ayaa lagu qabtay Shir lagu Taageerayo dhismaha Dhabaha Ceeldaahir ...
qarax2 (2) Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho iyo warar dheerad ah oo kasoo baxaayo
- Feb 27, 2015
War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska ...
abdullahi-yusuf_660 Minnesota teen pleads guilty to trying to support terrorism
- Feb 26, 2015
MINNEAPOLIS (AP) — A Minnesota teenager who had been stopped at the airport as ...
medium_q3VIXLTj Somalia: Gunmen attack Bari governor residence
- Feb 26, 2015
 Unidentified gunmen have attacked the house of a senior Puntland government official , engaging in armed ...
2D2ADEF8-D210-421E-A3B6-F980E062BA37_w268_r1_cx0_cy22_cw0 Prof. Siciid Sheekh Samatar oo Geeriyooday (DHEGAYSO Taariikhdiisa)
- Feb 25, 2015
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Cilmiga Dhaqaalaha iyo Siyaasadda adduunka ka dhiga Macalester College ...